Somalia

MW Xasan Sheekh oo Ganacsato kala hadlay hirgelinta Muqdishada cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Ganacsatada qaybta ka qaadaney...

RW Xamse oo Hambalyo udiray ciidanka Booliska Soomaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aaddan sanad guura...

Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika oo soo dhaweeyay heshiiska Itoobiya iyo Soomaa...

Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay dhawaan wada gaareen dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya, kaasoo ...

Inka badan 40kun oo ruux oo ku barakacay colaadda Sanaag

Sida ay ku warrameen mas’uuliyiin katirsan Hay’adaha Qaramada Midoobay u qaabilsan dabagalka dadka barakaca, in ka badan 40 kun oo...

Muxuu ka doonay RW Xamse magaalada Baydhabo?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray...

NISA iyo TISS oo Muqdisho ku kala saxiixday heshiis isafgarad ah

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa magaalada Mu...

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo gaaray Gobalka Gedo

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fart...

MW Xasan Sheekh oo daahfuray hindisaha horumarinta “Muqdishada Cusub”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu daahfurayay hindisa...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda Soomaaliya oo maanta xilka la wa...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta xilka kala wareegay Axmed Sici...

DFS oo 170 Tahriibe oo ka soo celisay Dalka Liibiya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 170 ruux oo Tahriib u tagtay Dalka Liibiya dib ugu soo celisay Magaalada Muqdisho, Dadkaan oo ...

RW Xamse ” Duqan cusub ee Muqdisho waa kii ugu danbeeyay magacaabis ku ima...

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in caasimadda ay ka bi...

Boqor Burhaan oo Booqday Xarunta Cuqayliyiinta ee Masar.

Boqorka Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa booqday magaalada “Mansh’at Abuu Cumar” ee ku taal degmada Xuseeyniya ee gobolka Ba...

SBC Radio Live

Facebook Feed