Somalia

MW Xasan Sheekh muxuu kala hadlay RW Itoobiya?

Magaalada Addis Ababa waxaa ku kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo ...

Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo sheegay in ay u diyaarsan yihiin Doorasho Qof i...

Taliyaha Booliiska Soomaaliya Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo shir guddoomiyay kulanka Amniga iyo waxqabadka ciidankaan...

Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya oo Dib u Eegis Ku Samaynaysa Bixinta Fiisaha...

Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya, oo ku taalla Muqdisho, ayaa ku dhawaaqday inay dib u eegis ku samaynayso diyaar garowgeeda fa...

Faahfaahin: Gadiid Lagu Qabtay Xeebaha Eritrea oo Hub U Siday Itoobiya

Warar cusub ayaa kasoo baxaya saddex markab oo bishii Nofeembar 2024 lagu qabtay biyaha Eritrea, kuwaas oo sida la sheegay u rarna...

Xukun lagu riday Nin iyo naag isqaba oo muuqalo anshax xumo ah iska duubay

Maxkamadda Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa 2 sanno oo xabsi ah ku xukuntay nin iyo xaaskiisa oo lagu eedeeyey in ay iska ...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday Heshiisyo Iskaashi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Azerbaijan Muda...

DFS oo amar dhuldhigtay dhismaha guryaha magaalada Muqdisho

Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in aanay la dhisi karin dhismo aan warqad looga heysan Maxkamad, waxaana uu tilmaamay in...

Dooni Yaman laga leeyahay oo lagu weeraray xeebaha Soomaliya

Taliska Midowga Yurub ee Howlgalka Atalanta (EUNAVFOR) ayaa faahfaahin ka bixiyay weerar looga shakisan yahay in burcad-badeed ay ...

AFRICOM ayaa faahfaahin ka bixisay duqeyntii ay ka geysatay buuraha Calmiskaad

Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen 1-da Febraayo 2025 buuraha Calmiskaad, 50 mayl koonfur-bari ka...

MW Xasan Sheekh oo sagootiyay ciidamo loo direy furimaha dagaalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada...

MW Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khadka telefoonka kula hadlay Amiir...

DFS waxay ku garab taagan tahay dagaalka IS Puntland ” Wasiir Xoosh

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa ka hadlay dagaalka ay ciid...

SBC Radio Live

Facebook Feed