Somalia

RW Xamze oo UK Ku Amaanay Diidmada Heshiiskii Bada ee Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha...

MW Xasan Sheekh oo booqday xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo u...

DFS oo ku baaqday Dibadbaxyo ka dhan ah Damaca Itoobiya ee Baddeena

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay baaq ay soo jeediyeen ururrada bulshada, kaas oo ay ku dalbanayeen in maalinta Kh...

Jabhada Oromada Itoobiya oo ka hortimd Damaca Abiye ee Bada Soomaaliya

Ururka mucaaradka Oromada ee dalka Itoobiya (OLF), ayaa walaac xooggan ka muujiyay xiisadda u dhaxeysa Itoobiya iyo Soomaaliya, ka...

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo la kulmay safiirka Maraykanka ee dalkaasi

Safiirka dowladda DFS u fadhiya dalka Kenya danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa kulan la qaatay danjiraha dowladda Maraykanka e...

Madaxweynaha Masar oo martiqaad u fidiyey Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Masar Cabdilfataax Al-Siisi ayaa marti-qaad u fidiyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu booqasho ku ...

Jabuuti oo difaacday Madaxbanaanida dhulka Soomaliya

Dowladda Jabuuti ayaa war ka soo saartay khilaafka culus ee ka dhex taagan Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay heshiis Soomalila...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyay Doorashada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doo...

MW Hore Farmaajo oo war ka soo saaray Doorashada Madaweyne Deni

Madaxweynihii hore ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ugu Hambalyeeyay Dib...

RW Xamse oo u Hambalyeeyay Madaxweyne Deni

Ra'iisul wasaaraha Soomaliya Xamse Cabdi Bare ayaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Denu ugu Hambalyeeyay dib u doorashada ...

DFS oo Taageertay dib u Doorashada Madaxweyne Deni

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta mar kale lo...

MW Xasan oo Saxiixay Sharciga Burinta Heshiiska Itoobiya iyo Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Sooma...

Facebook Feed

Twitter Feed