Somalia

Aqalka Sare oo akhrinta koowaad marsiiyay hindise sharciyeedyo dhowr ah

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa  shir guddoomiyay kalfadhiga lixaad ...

Puntland oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay inta Badan Toga Miraale

Ciidamada amniga Puntland ayaa maalintii labaad wada howlgal ballaaran oo ka dhan ah ururka Daacish, howlgalkaas oo haatan ka socd...

G.Aadan Madoobe oo diiday inuu qabto mooshin looga soo horjeedo xil ka qaadista ...

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildh...

RW Xamse oo kormeeray xarunta diiwaangelinta codbixiyaasha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta diiwaan gelinta codbi...

Maxaa ka soo kordhay dagaalkii Aadan Yabaal?

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay saaka waaberigii AS ku qaadeen saldhigyada ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo ku...

Mareykanka oo diiday inuu taageero maalgelinta Ciidamada Midowga Afrika Ee Sooma...

Mareykanka ayaa si cad u diiday inuu taageero qorshaha Qaramada Midoobay ee lagu maalgelinayo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Af...

Diiwaan galinta doorashada qof iyo codka ah oo maanta si rasmi ah uga bilaabatay...

Waxaa maanata magaalada Muqdisho si rasmi ah uga bilaawday diiwaangalinta cod bixiyayaasha oo ah talaabadii ugu dambeysay ee ka ha...

DFS iyo SSC Khaatumo oo Warmurtiyeed soo saaray

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa la wareegay 25 maxbuus oo kasoo jeeda Somaliland, kuw...

RW Xamse oo kulan la qaatay odoyaasha & xubno matalayey qeybaha bulshada ee...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay odoyaasha iyo xubno matalayey qeybaha...

DFS oo SSC-Khaatumo u aqoonsatay maamul ka tirsan Dowladda Federaalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maamulka SSC-Khaatumo uu yahay maamul la mid ah maamullada kale ee xubnaha ka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa, oo xarigga ka jaray xarunta NIRA ee Laascaanood.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta hay’a...

MW Xasan Sheekh oo Hambalyo udiray ciidanka qalabka sida

Madaxweynaha  Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray qeybaha, talisyada iyo dara...

SBC Radio Live

Facebook Feed