Somalia

Puntland : Madasha wadatashiga Qaranka kuma noqonayno ”

Wasiir u dowlaaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifitaax Cabdinuur, ayaa sheegay in Puntland aysan dib ugu laaban doonin shirka Wadata...

Wasiir Fiqi oo sharaxay sababta dowladda Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Tai...

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bi...

4 Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Xamsa oo fadhiyada golaha laga joojiyay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xildhibaano kamid ah Golaha Shacabka ahna xu...

Shirka Wadatashiga Qaran oo dib loo dhigay

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) oo la qorsheeyay inuu si rasmi ah uga furmo maanta magaalada Muqdisho, ayaa dib loo dhigay...

DFS oo ka digtay wararka been abuurka ah

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka warhayso baraha bulshada iyo shaqsiyaad ku howlan faafinta warar been abuur ah oo lagu ...

Somaliland oo sii daysay 11 maxbuus oo ay ku qabatay dagaalkii Laascaanood

Xukuumadda Somaliland ayaa sii daysay 11 maxbuus oo kasoo jeeda maamulka Puntland, kuwaas oo ciidamadeedu ku qabteen dagaalkii Laa...

MW Xasan oo la kulmay Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Cagta ee Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay madaxtooyadda Qaranka Guddoomiyah...

Maxay kawada hadleen Soomaliya iyo Jabuuti?

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan geesood ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha...

Ma dhabaa in Madaxweyne Deni ka qeyb-galayo shirka Madasha wadatashiga Qaran?

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu ka qeyb geli doono shirka Gol...

Booliska Soomaliya oo qabtay Nin laba jeer iska diiwaangeliyo Degmada Shingaani

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka ayaa sheegay in maanta gacanta lagu soo dhigay Yuusuf Axmed Dhaqane oo ah dable ka tirsan ...

Danjiraha Soomaaliya ee Mongolia oo Gudbisay Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Mongolia, Hodan Cismaan Cabdi, ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo ugu ...

Maxey ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare hore Shirdoon...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Cabdi Faarax Shirdoo...

SBC Radio Live

Facebook Feed