Somalia

MW Xasan oo Tababar u soo xiiray ciidamo ka tirsan xooga dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen...

Midowga Yurub oo ka digay Awooda Burcad badeeda Soomalida ah

Weerarada kooxaha Xuutiyiinta ee Iran ay taageerto ka geysanayaan badda cas ayaa fursad u noqotay kooxaha burcad badeeda Soomaalid...

Ra’iisul wasaare Xamse oo u safray dalka Ciraaq

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka ...

MW Xasan oo wali kulamo kawada deegaanka Wargaadhi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur-galaya xaaladda Ciidamada Qalabka Sida i...

DFS oo shaacisay iney qaadaneyso 3,000 oo Macalimiin ah

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa markale shaaca ka qaaday iney qaadaneyso 3,000 oo Macalimiin ah oo k...

Safarada Soomaliya ee Kenya oo laga daah-furay buuga tacsida ee Prof Jawaari

Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa soo bandhigtay xogta la xiriirta Danjireyaal u tagay in ay saxiixaan Buugga Tacsida ah e...

Muxuu ku qotomaa socdaalka MW Xasan Sheekh ee magaalada Wargaadhi?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Wargaadhi ee gobolka Shabeel...

RW Xamse oo saxiixay buuga tacsida ee Marxuum Prof. Jawaari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku booqday hoyga ay ka daggan yihiin m...

Hantidhowraha Qaranka oo soo bandhigay Isbaddelka ka dhashay la dagaalanka Musuq...

Hantidhowraha guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa soo bandhigay isbaddelka Dhaqaalaha ee ku ...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Xuska 1-da Luulyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad guurada 64-aad e...

MW Xasan ” Waxaan sameyn doona Maktab lagu uruuriyo wixii uu ka tagay Aada...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Madaxweynihii ugu horreeyay Dalka AUN Aadan ...

DFS iyo Itoobiya oo kuwada hadlaya dalka Turkiga

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadad & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi...

Facebook Feed

Twitter Feed