Puntland

Puntland oo war ka soo saartay xariga sadex qof oo ku xiran Garowe

Ciidanka Booliiska Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen saddex nin oo lagu eedeeyay inay taageerayeen kooxda Daacish, kuw...

Guuleed Saalax” Wkhtigii Deni waa xiliga ay abuur meen kooxda Daacish̶...

Guddoomiyihii hore ee guddiga doorashooyinka Puntland, Dr. Guuleed Saalax Barre, ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cab...

Iska hor imaad dhexmaray Puntland iyo Kooxda Daacish

Wararka aan ka helayno deegaanka Xabley, oo hoos yimaada degmada Ufayn ee gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in maant...

MW Deni oo 7 cisho u qabtay in ay cafis ku dalbadaan dadka la shaqeeya IS

Madaxweyne dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo habeenimadii xalay ka hadlay dagaalka argagixisada ayaa sheegay in wejiga...

Puntland oo ku dhawaaqday wajiga 3aad ee dagaalka Daacish

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo caawa shacabka la hadlay ayaa ku dhawaaqay in la soo afmeeray wejigii 2a...

Ciidanka Puntland oo la wareegay deegaanka Dhaadaar

Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo warbixin kooban soo saaray ayaa si rasmi ah u shaaciyay in ay maanta la wareegeen degaanka D...

Puntland oo la wareegtay deegaanka Sheebaab

Taliska Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo qoraal soo saaray ayaa si rasmi ah u shaaciyay warka ku saabsan qabashada degaanka ...

Soomaaliya oo aan kasoo muuqan liiska dalalka lagu leeyahay tabarucaadka QM

Qaramada Midoobay ayaa soo saartay liiska dalalka xubnaha ka ah ee lagu leeyahay deymaha aan la bixin ee gaarsiisan heerka uu wadd...

Puntland oo talisyo cusub kala wareegtay Daacish

Cutubyo aad u qalabaysan oo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland ayaa maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Gaatir-oodan oo dhacd...

MW Xasan Sheekh ” Puntland waan ku garab taagan nahay dagaalka DaacishR...

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay, in dowladda Soomaaliya ay garab taagan tahay daga...

Puntland oo fasaxday isticmaalka lacagta $50 doolar ah

Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa dib u fasaxday isticmaalka Lacagta $50 Dollar ah oo in ka badan 4 sanno aan laga adeeg...

Puntland oo joojisay aqoonsiga Nabadoonada cusub

Go’aan ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ayay ilaa iyo amar danbe ku joojisay aqoonsiga Nabaddoonada cusub iyo kuwa...

SBC Radio Live

Facebook Feed