Puntland

PSF oo sheegtay in ay qabatay labo nin oo Daacish ka tirsan

Ciidanka PSF, ee Puntland ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen labo xubnood oo katirsan kooxda Daacish oo kasoo jeeda dalka Tanz...

PSF oo ka jawaabtay eedeymo uga yimid Taliyaha Booliska Puntland

Taliska ciidanka PSF ayaa iska fogeeyay eedayn uga timid taliyaha ciidanka Booliiska Putland, gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire, ...

Puntland : Bacmadowda oo go’aan adag laga soo saaray

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku dhawaaqay go’aan  lagu mamnuucayo in la geeyo bacaha isaga oo Hay’ada...

Gudoomiyaha Nugaal oo go’aamo amniga ku saabsan soo saaray

Gudiga amniga Gobolka Nugaal oo uu wahelinayo Taliyaha ciidamada Booliska Puntland ayaa maanta shir amniga ku saabsan oo ka dhan a...

Puntland oo beenisay war ka soo baxay Dowlada Soomaliya

Puntland ayaa si adag uga hortimid war kasoo baxay dowladda fedderaalka Soomaaliya oo ku saabsanaa in ciidamada qalabka sida ee So...

MW Deni oo daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland

Arday gaaraysa 21,801 oo isugu jira fasalka 12-aad iyo fasalka 8-aad ee dugsiyada sare iyo dhexe ayaa maanta oo sabti ah u fariist...

MW Deni oo soo xiray shirka Jihaynta xukuumada Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cisma...

Marxuum Xildhibaan Cali Tabliiq oo Aas qaran Garowe loogu sameeyay

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka  Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka qeybaglay...

Marxuum Xildhibaan Tabliiq oo ku geeriyooday shil gaari

Xildhibaan Cali Axmed Maxamuud (Cali Tabliiq) oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada Puntland ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka...

Ciidamada PMPF oo howlgal ku qabtay Hub sharci daro ah

Ciidamada PMPF, gaar ahaan cutubyada Badda oo gulufyo balaadhan oo isdaba jooga ka wada Badaha Puntland ayaa habeenimaddii xalay...

MW Deni ” Nama quseyso wixii ka soo baxay shirkii golaha wadatashiga ̶...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay shirkii uu bannaan joogga uu ka ahaa ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee...

Puntland oo fasaxday ajaanib horey uga tirsanaa kooxda Daacish

Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa xorriyadoodii usoo celisey 6 eedaysane oo ajaanib ah oo hor...

Facebook Feed

Twitter Feed