Puntland

Puntland oo shaacisay natiijadda rasmiga ah ee imtixaananada shahaadiga Dugsiga...

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa maanta oo khamiis ah 15 Ogoosto 2024, waxay ku dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadiga ah...

Daraasad-laga-sameeyay-shaqo-laaanta-dhallinyarada-Puntland

Mr. Mohamed Ahmed Yusuf oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa Daraasaad ka sameeyey shaqo la’aanta heysatada dhalinyarada Puntland. ...

Puntland oo qabtay Mid kamid ah Maxaabiistii ka baxsatay Xabsiga Gaalkacyo

Ciidamada Booliiska Puntland ayaa sheegay in uu gacanta ku dhigay Barkhad Cawil Xirsi oo kamid ahaa Afar Maxbuus oo dhowaan ka bax...

Macaliimta Puntland oo canshuur lagu soo rogey

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in macalimiinta deegaannada maam...

Deni oo markii ugu horesay ka hadlay Joojinta shilin Soomaliga

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa tallaabo wanaagsan ku tilmaamay go’aankii Puntland looga joojiyay isticmaalka l...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ka baxsaday xabsi ku yaala Gaalkacyo

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ku xukunaa dil iyo xabsi daa’im ayaa xalay ka baxsaday xabsiga saldhiga cirka ee waqooyiga Gaalkac...

Puntland oo sheegay in la qabtay nin ku eedeysan dilka mas’uul ka tirsanaa maamu...

TaliskaQeybta Booliska gobolka Bari ee Puntland  ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen nin ku eedeysan dilka Allaha u naxariis...

Puntland oo shaacisay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa maanta oo talaado ah 30/July/2024, waxay shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee fasalk...

Masuul ka tirsanaa Jaamacada Bariga Afrika oo Bosaso lagu dilay

Dabley hubaysan ayaa maanta magaalada Boosaaso ku dishay Allaha u naxariistee marxuum Khaalid Cali Khaalid oo ka tirsanaa macallim...

Wiil ay Haweynay Sodohdiisa ay ku dishaya Boosaso

Maxamuud Cabdi Bile Cabdi oo ahaa wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray Tooree...

Mareykanka oo war ka soo saaray doorashadii ka dhacday Puntland

Dowladda Mareykanka ayaa war ka soo saartay doorashadii ka dhacday degmooyinka Garoowe, Godob-jiiraan iyo Dangorayo ee gobolka Nug...

PEC oo shaacisay natiijada hordhaca ah ee Doorashada Garowe

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa saaka shaaciyay natiijada hordhaca ah ee doorashadii ka qabsoontay degmada Garoowe. ...

SBC Radio Live

Facebook Feed