Somali News

MW Xasan Sheekh oo booqday dhaawacyada ku jira Isbitaalka xooga dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xaaladda caa...

MW Laftagareen oo Saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanim...

Madaxweynaha DowladdaGoboleedka Koonfur Galbeed Cabdıcasııs Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalint...

Puntland oo ka laabatay qorshe Maraykanka u wado

Dowladda Puntland ayaa waar kasoo saartay qorshe Maraykanka u wado oo shacabka Falastiin lagu keeni lahaa Puntland. Warsaxaaf...

Caddaanka Koofur Africa oo diiday in loo soo raro Mareykanka

Kooxo matalo qaar ka mid ah caddaanka laga tirada badan yahay ee Koonfur Afrika ayaa Sabtidii ka jawaabay, qorshe uu madaxweyne Do...

Booliska Soomaliya oo la wareegay Guriga Hooyooyinka

Ciidamo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay la wareegay amniga Guriga Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho, waxa ay w...

SAMEYN NOOCE AH AYAA AY ISBEDDELKA CIMILADDU KU YEELATAY BURBURKA QOYSASKA SOO B...

Qoysas  badan oo soo  barakacay ayaa  u burburay sababo la xiriira isbeddelka cimiladda, taas oo saameysay beerahooda iyo xoolahoo...

MW Xasan Sheekh “Xalka Colaadda DRC waa in uu ku Salaysnaadaa Is-Afgarad iyo Nab...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay Shir Madaxeedka aan caadiga ahay...

Puntland oo la wareegtay daamurkii Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay dhinac taagnaayeen Xildhibaanno, Wasiirro, iyo Guddiga Dhis...

Wasiir Farataag ” Puntland waan ku garab taaganahay dagaalka Daacish ̶...

Wasiirka Aminga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo maanta qeyb ka ahaa Shir jaraa'id oo dhowr...

Wasiir Roobow ” Al-Shabaab ha siin lacagtii ay kugu dili lahayd ”

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa ganac...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay dhiggiisa Ugaandha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda d...

Maamulka Gobolka Hiiraan oo sheegay in ‘AS’ ay ka qabteen Maxaabiis

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgal ka dhacay Gobolkaas gaar ahaan aagga Jiciboow oo sababay dhimasho iyo...

SBC Radio Live

Facebook Feed