Somali News

In ka badan 6 duullimaad oo muwaadiniin Maraykan ah oo maanta laga qaadayo Tel A...

Shirkadda diyaaradaha Israa’iil ee El Al oo fulinaysa heshiis ay la gashay Maraykanka ayaa maanta daabulaysa muwaadiniin haysta dh...

Itoobiya oo ku dhawaaqday tallaabooyiin ay uga jawaabayso dhibaato ka dhalatay d...

Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide ayaa ugu baaqay shacabka iyo shirkadaha shidaalka inay tashiilaan ama ay yaryareeyaan, ...

DFS oo ka hadashay kororka qiimaha Shidaalka, iyadoo farriin u dirtay Ganacsatad...

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac  ka muujisay kororka ku yimid qiimaha shidaalka ...

Maxaa ka soo baxay kulamada ay yeesheen Madaxda Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya...

Kulan saddex geesood ah oo ay yeesheen  Madaxda sare ee dalalka Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya ayaa looga hadlay dagaalka ka soc...

Iiraan oo ku hanjabtay inay weerari doonto bangiyada Mareykanka iyo Israa’...

Afhayeen u hadlay Khatam al-Anbiya, oo ah guddiga ugu sarreeya ee isku-dubaridka militariga Iiraan, ayaa ku hanjabay in Iiraan a...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo u safray dalka Jabuuti

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u safray dalka Jabuuti, halkaasi oo la filayo inuu kulamo kula yeesho dhigiisa da...

Ciidamada Dowladda oo ‘AS’ ka qabsaday Deegaanka Xawaadleey ee Gobolka Shabeelah...

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si buuxda gacanta ugu dhigay Deegaanka Xawaadleey ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad...

Ilhaan Cumar “oo si adag uga hortimid dagaalka Iiran

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo katirsan Golaha Congress-ka Maraykanka ayaa dhaliil culus u jeedisay Madaxweynaha Dalkaas, Donald Trump...

MD Xasan Sheekh oo saxiixay Waxkabadelkii lagu sameeyay Dastuurka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuu...

Gudoonka Baarlamaanka Puntland oo la kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee DFS

Magaalad Garowe waxaa xalay dhacay kulan ay yeesheen baarlamaanka Puntland iyo qaar ka mid ah xildhibaannada iyo senatarada federa...

Shiinaha oo maanta si rasmi ah Soomaaliya ugu wareejiyay deeq lacageed

Dowladda Shiinaha ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) deeq isugu jirta lacag c...

MW Imaaraatka oo booqday qaar kamid ah Dadka ku dhaawacmay duqaymaha Iiraan ay k...

Madaxweynaha Isutagga Imaaraatka Carabta, Maxamed Bin Zaayid Al Nahyaan ayaa booqday qaar kamid ah Goobaha Caafimaadka ee Abu dhab...

SBC Radio Live

Facebook Feed