Somali News

Shirka Wadatashiga Qaran oo dib loo dhigay

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) oo la qorsheeyay inuu si rasmi ah uga furmo maanta magaalada Muqdisho, ayaa dib loo dhigay...

Puntland oo war cusub ka soo saartay Maxaabiistii ay siidaysay maanta

Puntland ayaa Warsaxaafadeed kooban oo ay soo saartay ku shaacisay in ay heshiis maxaabiis is weydaarsi la gaartay Somaliland, iya...

MW Laftagareen iyo James Swan oo kulan yeeshay

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qasriga madaxtootayada ku qaabilay Wakii...

Puntland oo Soomaliland ku wareejisay Maxaabiis

Mas’uuliyiinta Puntland iyo Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ula kala wareegay maxaabiis dagaal oo labada dhinac ku kala qabsade...

DFS oo ka digtay wararka been abuurka ah

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka warhayso baraha bulshada iyo shaqsiyaad ku howlan faafinta warar been abuur ah oo lagu ...

Somaliland oo sii daysay 11 maxbuus oo ay ku qabatay dagaalkii Laascaanood

Xukuumadda Somaliland ayaa sii daysay 11 maxbuus oo kasoo jeeda maamulka Puntland, kuwaas oo ciidamadeedu ku qabteen dagaalkii Laa...

Ciidamada Deegaanka oo hawlgallo ay ka fuliyeen deegaanka Mahadaay ku dilay xubn...

Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada deegaanka ay halkaas ay hawlgal ka dh...

Somaliland oo joojisay ciid dalka Jabuuti uu ka raran jiray gobolka Salal

Somaliland ayaa joojisay ciidda niista ee dhismayaasha loo adeegsado, oo dalka Jabuuti uu ka raran jiray gobolka Salal ee Somalila...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE GABDHAHA KU JIRA ICT-da.

Waxa magaaladda Muqdisho lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ah ee la bogaadinayo in ay bartaan kuna shaqeeyaan gabdhahu culuumta...

MW Xasan oo la kulmay Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Cagta ee Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay madaxtooyadda Qaranka Guddoomiyah...

Maxay kawada hadleen Soomaliya iyo Jabuuti?

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan geesood ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha...

SBC Radio Live

Facebook Feed