Somali News

Garsoorihii ugu naxariista badna adduunka” oo geeriyooday

Garsoore Frank Caprio, oo caan ka ahaa gudaha iyo dibadda Maraykanka,  ayaa geeriyooday isagoo 88 jir ah, sida ay qoyskiisu ku she...

MW Deni oo la kulmay Isimada gobolka Sanaag

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mud...

MW Xasan oo xariga ka jaray mashaariic cusub oo laga hirgalinayo Galmudug

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saakay si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha cusub ee Baarlamaanka Dowlad Go...

Ciidanka Puntland oo la wareegey ceel biyood muhiim u ahaa firxadka Daacish.

Ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegey ceelkii Garooba ee togga Baallade, oo ay maalmihii dambe ...

Maxkamada ciidamada DFS oo xukun dil ah fulisay

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay markale xukun dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo dhalinyara ah oo ...

DFS oo oo diyaarisay nidaam casri ah oo looga hortagayo gaadiidka la baxsada Can...

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa shaaciyay in dowladda ay diyaarisay qorshe l...

Trump oo ku adkaynaya Ukraine inay aqbasho heshiiska nabada ee Ruushka

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in diidmada Ruushka ee ah in la ogolaado xabbad joojinta ay adkeyneyso dada...

Liiska Xildhibaanada Waqooyi Bari oo la shaaciyay

Waxaa lagu dhawaaqay liiska Xildhibaannada Golaha Wakiillada Maamulka Waqooyi bari oo maalmihii lasoo dhaafay xulistiisa uu ku how...

MW Hore Sheekh Shariif oo ka digay xiritaanka Xafiiska QM ee Soomaliya

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sharif Sheekh Axmed, ayaa si adag uga digay qorshe uu sheegay in ay wado dowladda Federaalka Soo...

Madasha Mucaaradka ” Waa in lagu laabta dastuurkii 2012-kii ”

Mucaaradka Soomaliya oo ku shiraya magaalada Muqdisho ayaa goordhaweyd Warsaxaafadeed ka soo saaray kulamadii ay la yeesheen Madax...

Booliska Soomaliya oo ka hadlay weerarkii Taarabuunka

Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaalka khasaaraha dhaliyay ee saacadihii la soo dhaafay...

Natiijadii Ardayda fasalka 8aad ee Gobolka Banaadir oo la shaaciyay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadd...

SBC Radio Live

Facebook Feed