Somali News

RW Xamse Cabdi Bare oo u safaray dalka Shiinaha

Wafdi sare oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta u ambabaxay dalk...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Danjiraha Qaramada Midoobay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabila...

Maandooriye lagu qabtay Dekedda magaalada Muqdisho

Ciidanka Booliiska dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay konteenaro ay ka buuxeen waxyaaba...

Aadan Cabdullaahi Aw-xasan oo loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka WBS

Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa guddoomiye u doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-xasan, kaddib markii uu ku guuley...

Mashruuca kelya dhiqista ugu weyn Puntland oo Garoowe laga daahfuray.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray mashruuca cusub ee daa...

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul wasaare Xamse iyo Safirka Shiinaha?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u...

Hanti dhowraha qaranka oo eedeymo u jeediyay Maxkamada dalka

Hantidhowrka guud Qaranka JFS Abuukaate Axmed Ciise Guutaale oo Shirjaraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa sheegay in Maxkamadaha dalk...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay duuleedka degmada Garbahaarey

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysan oo aroornimadii hore ee saakay ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed  ku qaadeen...

Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay godad lagu gubey Daacish.

Ciidanka difaaca dowladda Puntland oo maalmihii la soo dhaafay hawgallo safmar ah ka wadey togga Baallade ee buuraleeyda Cal-miska...

Madaxweynaha Suuriya oo ansixiyay in dalkaasi Doorasho aado

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta Suuriya, Ahmed Al-Sharaa, ayaa saxiixay nidaamka doorashada ku-meelgaarka ah ee Golaha Shacabka...

Golaha Wasiirada Somalia oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dambiyada Saybarka.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Hindi...

MW Xasan Sheekh oo dhaliilay Mucaaradka Soomaliya

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si cad uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo si gaar ah ...

SBC Radio Live

Facebook Feed