Somali News

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Shidaal baaris ah

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta dowladda Fedaraalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa heshiis la gal...

Hogaamiye Firdhiye oo u digay dowlada Itoobiya

Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-cali Firdhiye ayaa uga digay dowladda Itoobiya inay soo faro galiso arrim...

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo ka hadlay dhacdadii garoonka diyaaradaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoo...

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka arrimaha Dibadda Norway

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya kulan kula qaatay Wasiir ku ...

Maxay ansixiyeen golaha Wasiirada Soomaliya ?

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyay magacaabista Guddo...

RW Xamsa oo amray in degdeg loo fasaxo duulimaadyada

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday garoonka Aden Cadde ayaa amray in degdeg loo fasaxo duulimaadyada. Ra’iisul Wasaaraha...

Ninkii gubay xaaskiisa oo dil toogasho ah lagu xukumay

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daauud oo gubay Marwadiisa Luul Cabd...

Israa’iil oo xannibtay kolonyo cunto ah oo Qaramada Midoobay u dirtay waqo...

Hay’adda cunnada adduunka ee WFP ayaa sheegtay in kolonyo gargaar ah loo diiday in ay galaan waqooyiga Qaza ciidamada Israa’iil. ...

Xabbad-Joojintii Gaza oo mar kale isfahan la’aan ku dhamaatay

Wadahadallo saddex maalin uga socday magaalada Qahira, saraakiisha sare ee Xamaas iyo wakiillo ka kala socday dalalka Qatar, Marey...

Dacwadii eedeysane Sayid Cali oo go’aan laga soo saarayo maanta

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta u fadhiisatay go’aan ka dhan ah nin lagu soo eedeeyay in uu xaaskiisa gubay oo markii damb...

RW Xamse oo furay Shirka Madasha Isku-duwidda Horumarinta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay Shirka Madasha Isku-duwidd...

Spain oo ka hor timid damaca Israel ee dhul-ballaarsiga ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda Spain Jose Manuel Albares ayaa si cad uga hor yimid damaca gurracan ee Israel ay ku doonayso in ay ku dh...

SBC Radio Live

Facebook Feed