Somali News

Maxkamada Gobolka Banaadir oo war ka soo saartay Kiiskii Sayid Cali

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markale shaacisay waqtiga markii sadaxaad la horkeenayo Maxkamadda ninka ku eedeysan inuu ...

DFS ” Hishiiska Itoobiya ee Badda wuxu dhaawac ku yahay Madaxbanaanida Soo...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in Itoobiya ay si bareer ah ugu xad...

MW Guudlaawe si kulul u dhaliilay Xildhibaanada Baarlamaanka

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa markii ugu horeysay si kulul u weeraray Xildhibaanada laga soo doort...

Ethiopia Airline ” Ma joojin Isticmaalka Hawada Soomaliya”

Shirkadda diyaaradda ee Ethiopian Airlines ayaa waxay beenisay warar baraha bulshada ee internet-ka lagu faafiyay, kuwaas oo sheeg...

Madaxweyne Xasan oo shir muhiim ah uga qeyb galay dalka Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee ...

MW Hore Farmaajo muxuu u yimid Muqdisho?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada  Muqdisho Hadal kooban oo...

Maraykanka oo ka digay Farogelin lagu sameeyo doorashadiisa madaxtinimada

Saraakiisha ammaanka ee Maraykanka ayaa ku dhiiranaya inay si cad uga hadlaan, farsamada casriga ah ee sida xawliga ah ku socota, ...

MW Xasan Sheekh gaaray dalka Turkiga

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Antalya ee Dalka Turkiga si uu uga qaybgalo madasha diblumaas...

MW Xasan Sheikh oo hadal ka jeediyay shirka isbeddelka cimilada oo Nairobi ka so...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee S...

RW Xamse oo daahfuray Ardaaga Casriyeynta Dowladnimada Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray Ardaaga Casriyeynta Dowl...

DFS iyo Mareykanka oo xoojinaya waxbarashada caruurta Soomaliyeed

Dowlada Soomaliya iyo Mareykanka ayaa ku hishiiyay balaarinta iyo hormarinta waxbarashada caruurta Soomaliyeed sida lagu yiri war ...

MW Deni oo magacaabay Golaha wasiirada Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u magacaabay Golihiisa Wasiirada Cusub. 1. Wasiirka Caddaaladda ...

SBC Radio Live

Facebook Feed