Somali News

Spain oo ka hor timid damaca Israel ee dhul-ballaarsiga ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda Spain Jose Manuel Albares ayaa si cad uga hor yimid damaca gurracan ee Israel ay ku doonayso in ay ku dh...

MW Guudlaawe oo magacaabis cusub sameeyay

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa magacaabis iyo isku shaandhweyn ku sameeyay qaar ka mid ...

DFS iyo Hindi oo Heshiis is Afgarad ah gaaray

Wasiirka Arrimaha Gudaha  Xukuumadda  Soomaaliya Axmed Macalin Fiqii ayaa la kulmay wafdi sare oo ka socday dalka Hindiya, oo uu h...

Bandhiga buugaagta Bari oo Bosaso laga daah-furay

Bandhiga buugaagta gobolka Bari ayaa markii ugu horeysay lagu qabtay Magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland. dhalinyaro...

Maxay kawada Hadleen Ra’iisul Wasaare Xamsa & wafdiga ka socday Ingiriiska ...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay wafdi ka socda Boqortooy...

Booliiska Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay howlgallada Amniga lagu sugayo &#...

Afhayeenka Ciidamada Booliiska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble ayaa faah-faahin ka bixiyay nabadgalyada Magaalada Muqdisho, diyaarg...

Puntland oo qabatay nin dil ka geystay degaanka Daaru-salaam ee G. Mudug

Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku guulaystay qabashada nin ku eedaydan dil saaka ka dhacay degaanka Daaru-salaam ee degma...

Soomaaliya oo si rasmi uga mid noqotay dalkiisa 8-aad ee ururka bulshada Bariga ...

Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), iyadoo noqotay dalkii 8-aad ee Bulshada Bariga Afrika...

RW Xamsa oo xafiiskiis ku qaabilay Safiirka Dooxa ee Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar...

Ra’iisul Wasaaraha Pakistan oo markale loo doortay Shehbaz Sharif

Baarlamaanka cusub ee dalka Pakistan ayaa mar labaad Shehbaz Sharif maanta u doortay raysal wasaare, saddex toddobaad kaddib marki...

Booliiska Soomaliya oo baaris kuwada ciidamo rasaas ku furay Dad dibadbaxayay

Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Banaadir Macallin Mahdi ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ay xireen ciidamo...

Maxay kawada hadleen MW Xasan Sheekh iyo ErdoÄŸan.?

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Antalya kula kulmay dhigiiisa Madaxweynaha Turkig...

SBC Radio Live

Facebook Feed