Somali News

Galmudug oo ka hortimid xisbiga JSP

Maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid shakhsiyaad uu degmooyinka maamulkaas u magacaabay xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee ...

Dowladda Jarmalka oo dhawaan aqoonsaneysa Baasaboorka Soomaaliga

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mustaf Dhuxulow ayaa shaaciyay in dhawaan dalal badan oo caalamka ah ay a...

Koonfur Galbeed oo dalbatay in looso gacan galiyo Xildhibaan Jeesow

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Xasan Cabduqaadir, ayaa maanta ka hadlay howlgalada ay ciidamada ammaanku ka wa...

Venezuela: “Trump wuxuu wadaa hanjabaaddii gumeysiga”

Venezuela ayaa ku eedeysay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu sameeyay "hanjabaad gumeysi" ka dib markii uu sheegay inay ...

RW Xamse ” Soomaaliya waxaa ka jirta xasillooni siyaasadeed iyo amni”...

Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Soomaaliya maanta tahay meel xasilloonideeda amni iyo siy...

QM oo billaawday qorshaha ay uga baxeyso gudaha Soomaaliya

Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta billaabay qorshaha ka bixitaankiisa gudaha Soomaaliya, xilli mudada jiritaan...

Ragii dilay caruurta iyo Hooyadood oo dil toogasho ah lagu xukumay

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug oo maanta u fadhiisatay racfaan ay soo qaateen qareennada dif...

MW Lugatoor oo booqday xarumaha Dowlada ee Bosaso

Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta booqday xarunta gobolka Bari iyo ...

Wasiir hore Buuni oo laga saaray xisbiga Kulmiye

Xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa si rasmi ah u shaaciyay in xubinnimadii xisbigaas laga saaray afhayeenkiii hore ee xisbiga C...

Taliyaha ciidanka difaaca Puntland oo beeniyay warar laga faafiyay

Taliyaha ciidanka difaaca Puntland Gen. Aadan Cabdi Xaashi ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku beeniyay warar baraha bulshada la...

149 Xildhibaan oo laga jarayo gunnada bishaan

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Absh...

Maxay ku heshiiyeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya & Morocco?

Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa dhiggiisa Mor...

SBC Radio Live

Facebook Feed