Somali News

Madaxda DFS & Mas’uuliyiin kale oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Ugaas F...

Magaalada Barakaysan ee Makka Al-Mukarrama Boqortooyada Sacuudi Carabiya waxaa ku geeriyooday Allaha u naxariistee Ugaas Cabdullaa...

DFS oo sheegtay inay taageeridoonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto jamhadaha gooni-...

Muxuu RW Xamse kala hadlay shacabka Koonfur-galbeed ?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyay munaasabad lagu sagootinayay oo Dowla...

Waxa aad u soo badanaya waayadan in dhirta siyaabo kala duwan loo goyo, hadda ba...

Waxa aad u soo badanaya waayadan in dhirta siyaabo kala duwan loo goyo, hadda ba kobaca dhismayaasha magaaladda Muqdisho ka socdaa...

Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada Soomaliya ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixi...

RW Xamse oo gudoomiyay shirka golaha wasiirada Koonfur-galbeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shirka Wasiirrada Golaha Dowlad-gobolee...

Maamulka gobolka Bari oo go’aamo ka soo saaray amniga Bosaso

Xilli dhawaan ay Ciidamada PSF ee fadhigoodu yahay magaalada Boosaaso ay shacabka deggan garoonka iyo goobaha u dhaw ku amreen in ...

Why do pregnant women crave charcoal?

Eating charcoal during pregnancy is a long-standing tradition in Somali communities. But are people aware of the health risks? Bu...

Jaamacadda Carabta oo taageertay Madaxbanaanida Soomaliya

Wasiirka Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ...

RW Xamse Cabdi Bare oo gaaraya magaalada Baydhabo

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku m...

PSF oo amar adag duldhigtay garoonka diyaaradaha Boosaaso

Taliska ciidanka amniga Puntland ee loo yaqaan PSF ayaa ku amray dadka deggen agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso...

Somaliland oo xidhay Maktabadii Masaarida ee Hargaysa

Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay xidhay Maktabad ay  Masaaridu ku lahaayeen Hargaysa, iyadoo sheegtay in is afgaradki...

SBC Radio Live

Facebook Feed