Somali News

Maxaa looga hadlay Kulankii golaha shacabka ?

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa akhrinta koowaad marsiiyay Hindis...

Dowlada Soomaliya oo hal arin ka codsatay IGAD

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta Muqdisho kusoo dhoweeyay xoghayaha guud ee urur goboleedka I...

Diyaarada Daallo oo Bosaso saaka ka soo dagtay

Diyaaradaha Daalo Airline oo ka soo kicintay dalka isutaga imaaraadka carabta kuna socota Mogdishi iyo Nairobi ayaa saaka ka soo d...

RW Xamsa oo daah-furay hawlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga ee Qaranka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka ...

MW Guudlaawe oo kulan la qaatay saraakiisha ciidamada xooga

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa saakay soo gaaray ...

Dulimaadkii garoonka diyaaradaha Boosaso oo hakada galay maanta

Diyaaradaha Daalo Airlines iyo Ethiopian Airlines ayaa maanta ka baaqday safarkii ay ku iman lahaayeen garoonka diyaaradaha ee mag...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka “Soomaaliya dalalka dariska ayay kula tartami...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daahfuray Bandhigga Dalxiiska Sooma...

Musharixiinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo la Guddoonsiiyay Shahaadooyi...

Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa shahaadooyinka musharaxnimo guddoonsiiyay musharixiinta madaxweynaha, xili uu meel sar...

Koonfurta Caalamka Waxa ey u Baahan Tahay in ka badan Suxufiyiinta Dumarka ah ee...

By Zahra Joya; Editor of Rukhshana and Hinda Abdi Mohamoud; Editor of Bilan; Ka haween ahaan misane ku maamulaya qolal...

WAX KA BADAN KOOB; WAXA EY KAGA DHIGANTAHAY SUXUFIYIINTA DUMARKA AH EE SOOMAALIY...

By; Hinda Abdi Mohamud & Ifrah Isse Mohamed WARBAAHIN OO CAALAMI AH : In waxyar ka badan labo (2) sano ka hor ma jirin wax ...

Biden oo Aqalka Cad ku qaabilay hogaamiyaha Ingiriiska

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Jimcihi shalay Aqalka Cad kula kulmay Ra’isulwasaaraha Britain Keir Starmer, iyaga oo laba ...

Puntland iyo Galmudug oo Hishiis kala saxiixday

Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug oo dhinacyadeeda Waqooyi & Koofur ay kala maamulaan Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo...

SBC Radio Live

Facebook Feed