Somali News

Jubbaland oo faahfaahisay howlgalo ka socda Jubbada Hoose

Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland Jeneraal Ismaaciil Saxardiid Kaydsane oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalad...

Madaxweyne Xasan oo si adag uga hadlay hubka sharci daradaha

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa digniin adag ka soo saaray ka ganacsiga hubka sharci darrada ah , isagoo hoosta...

Sidee ayaa ay dumar badan uga faaiidaysan karaan fursada waxbarashada ee Cheveni...

Sidee ayaa ay dumar badan uga faaiidaysan karaan fursada waxbarashada ee Chevening ka iyo fursadaha la mid ka ah ee dalka dibaddii...

Maxkamadda ciidamada Soomaliya oo xukun riday

Maxkamadda Darajada Kowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa dil ku xukuntay Dable Xoogga Maxamud Cabdulle Geesood oo ka tirsan Guuta...

Xildhibaan Sareedo oo sheegtay in laga baajiyay safar ay ku tagi lahayda Baydhab...

Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdulle oo kamid ah Golaha Shacabka ayaa sheegtay in maanta garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho...

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay magacaabista Safiiro cusub

MW Biixi "Xisbiga WADDANI, dagaalkii dhacay ee cadowgu isu-keen soo raacay, ninkii Qaranka khiyaameeyey wuxuu ahaa guddoomiyihii a...

RW Ku-xigeenka Soomaliya oo qaabilay wafti ka socday Britain

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay E...

Iran oo yeelatay barasaabkii ugu horeeyey oo Sunni ah,

Madaxweynaha cusub ee Iran, Masoud Pezeshkian, ayaa Arbacadii u magacaabay xubin ka tirsan dadka laga tirada badan yahay ee Mu...

Sayid Cali Macalin Daa’uud oo markii sadexaad dil toogasho ah lagu xumay

Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta oo Arbaco ah go'aan rasmi ah ka gaartay kiiska dacwada dilka loo haystay Sayid Cali Macalin D...

Dhalinyaro lagu dhex dilay Masaajid ku yaal magaalada Wardheer

Wararka ka imaanaya Magaalada Wardheer ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in habeenkii xalay ahayd lagu dhex dilay masaaj...

Hay’adda Duullista Rayidka oo ka hadashay hakad ku yimid Dulimaadkii Baydhabo

War kasoo baxay Hay’adda Duullista Rayidka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay in maanta uu hakad ama baaqasho ku yimid Duullimaadka Diy...

Waa markii ugu horeysay oo tartan banooni dhex maro dhallinyarta arragga naafada...

Waa markii ugu horeysay oo tartan banooni dhex maro dhallinyarta arragga naafada ka ah, kaas oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho. H...

SBC Radio Live

Facebook Feed