Somali News

Madaxweyne Qoor-Qoor oo ku baaqay in si wadajir ah loogula dagaalamo ‘AS’.

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah ‘AS’ iyo muhiimadda Dowla...

Jabuuti oo beenisay war ka soo baxay Soomaliland

Dowlada Jabuuti ayaa eedayn aan raadlahayn ku tilmaantay hadalkii uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku sheegay in Jabuuti ay ...

MW Xasan ” Waxaan sameyn doona Maktab lagu uruuriyo wixii uu ka tagay Aada...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Madaxweynihii ugu horreeyay Dalka AUN Aadan ...

DFS iyo Itoobiya oo kuwada hadlaya dalka Turkiga

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadad & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi...

QM oo ka digtay halista amni ee kooxda Alshabaab

Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, ayaa ka digay kooxda Alshaba...

Madaxda qaranka oo ka qeyb-galay Aaska Marxuum Jawaari

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan madaxda kale ee Qaranka ayaa ka qa...

MW Laftagareen oo daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe

Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe...

RW Xamse oo magacaabay Gudiga Aaska Marxuum Jawaari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddi si gaar ah u agaasima Aaska Marxuum Pr...

DFS oo beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Alshabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Al-Shabaab La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen macallin Maxa...

Maxaa lagu ansixiyay shirka Golaha wasiirada Soomaliya?

Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku...

DFS iyo Ururka Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC oo heshiis galay

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Vienna ee xarunta Wadanka...

Booliska Puntland oo lagu wareejiyay Eedeysan dil geystay oo baxsad ahaa

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa magaalada Garoowe ka dejiyay eedeysane Maxamed Cumar Ciise oo maalin ka hor Ciidank...

SBC Radio Live

Facebook Feed