Somali News

Gaalkacyo oo lagu soo bandhigay Khamri lagu qabtay Howlgal

Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Mudug ayaa soo bandhigay kartoomo khamri ah oo la doonayay in la galiyo gudaha deegaannada maamu...

Ra’iisul wasaare Xamse oo u safray dalka Ciraaq

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka ...

Maxaa looga hadlay Fadhigii maanta ee Baarlamaanka Puntland

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Mudane, Maxamed Baar...

MW Xasan oo wali kulamo kawada deegaanka Wargaadhi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur-galaya xaaladda Ciidamada Qalabka Sida i...

DFS oo shaacisay iney qaadaneyso 3,000 oo Macalimiin ah

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa markale shaaca ka qaaday iney qaadaneyso 3,000 oo Macalimiin ah oo k...

Safarada Soomaliya ee Kenya oo laga daah-furay buuga tacsida ee Prof Jawaari

Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa soo bandhigtay xogta la xiriirta Danjireyaal u tagay in ay saxiixaan Buugga Tacsida ah e...

Muxuu ku qotomaa socdaalka MW Xasan Sheekh ee magaalada Wargaadhi?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Wargaadhi ee gobolka Shabeel...

Somaliland oo beenisay war ka soo baxay Dowlada Jabuuti

Somaliland ayaa soo bandhigtay caddaymo ay sheegtay in ay muujinayaan jiritaanka jabhad ka dhan ah jiritaankeeda oo ku sugan dalka...

RW Xamse oo saxiixay buuga tacsida ee Marxuum Prof. Jawaari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku booqday hoyga ay ka daggan yihiin m...

Hantidhowraha Qaranka oo soo bandhigay Isbaddelka ka dhashay la dagaalanka Musuq...

Hantidhowraha guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa soo bandhigay isbaddelka Dhaqaalaha ee ku ...

Baarlamaanka Jubaland oo waxka badal ku sameeyay dastuurka Maamulkaasi

Baarlamaanka maamulka Jubbaland oo maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ku yeeshay kulan xasaasi ah oo ka mi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Xuska 1-da Luulyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad guurada 64-aad e...

SBC Radio Live

Facebook Feed