Somali News

RW Xamse oo dhagax-dhigay xarunta Daarul -Itfaa ee Fatwada Diinta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo dhagax-dhigay xarunta Golaha Culima...

DFS oo Qaramada Midoobay kala hadashay ka jawaabista Abaaro ka jira dalka

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la qaatay Wak...

Somaliland oo sheegtay in ay qiimeyn ku sammeyn doonto heshiiskii Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo la kulmay Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada, isla m...

RW Xamsa oo xilalka u kala wareejiyay Bashiir Goobe iyo Khadiija Makhzumi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah xilalka ugu kala war...

Aas Qaran oo Baledweyne loogu sameeyay Askartii dhawaan lagu dilay Ceel baraf

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Daahir Shire Maxamed ,Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Ra...

SoDMA oo Gargaar gaarsiisay deegaanada SSC Khaatumo

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee  (SoDMA) oo dadaal xooggan ku bixineysa yareynta saameynta taban ee ka dhalatay abaart...

RW Abiy Ahmed oo gaaray Magaalada Jigjiga

Ra’iisul Wasaarah Itoobiya Abiy Ahmed ayaa barqonimadii maanta gaaray Magaalada Jigjiga Xarunta Dowlad-Deegaanka Soomaalida, waxaa...

DFS oo Golaha Ammaanka ka hor caddeysay Mowqifkeeda Qaddiyadda Falastiin

Ka dib markii khamiistii la soo dhaafay si rasmi ah Soomaaliya ugu biirtay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay kana mid noqotay k...

Shirkii golaha wasiirada oo looga hadlay howlgalada ka socda Puntland

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda...

Maxay ansixiyeen golaha Wasiirada Soomaliya?

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada kulankoodii caadiga ahaa, aya...

Soomaaliya oo nus Qarni kadib fadhiisan doonta fadhiga Golaha amaanka Qarama Mid...

54 sano kadib, Soomaaliya ayaa Arbacadii si rasmi ah ugu biirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo horay loogu doortay ...

Puntland oo digniin ka soo saartay amniga Magaalooyinkeeda

Puntland ayaa soo saartay digniin amni oo ku saabsan in taxaddar dheeri ah laga muujiyo falalka amni-darro ee kooxaha Argagixisa...

SBC Radio Live

Facebook Feed