Latest News

Wafdi Xildhibaano iyo Senataro ka Kooban oo gaaray Magaalada Jowhar

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Mudane Mahad Xasan Cusmaan ayaa garoonka diyaaraddaha ee Maxamed Dheer...

DFS” Ethiopia wax ka baxsan ganacsi ugama ogolaandoono baddeenna

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys, ayaa sheegay, Soomaaliya inay ku adkaysanayso in aysan marnaba ka tanaasuli doonin ...

Dalalka Yurub oo ku baaqay in la joojiyo xasuuqa Qaza

Jarmalka, Faransiiska iyo Britian ayaa Isniintii ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Qaza, xilli ay Israa'iil isu diyaarinay...

Muxuu u baaqday kulankii Aqalka hoose ee maanta?

Kulan maanta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu ku lahaa xaruntiisa ayaa u baaqday Koora...

Cali Mareexan ”dhul ay leedahay Soomaliland Soomaliya ma siin karto Itoobi...

Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Soomaaliya ay heshiis kula gali karto Itoobiya  inta ay maamusho ee badda, balse aanay bixin...

RW Xamse oo Agaasimayaal cusub magaacabay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay xubno cusub oo Agaasimayaal ah. ...

MW Qoor-Qoor oo gaaray magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ku soo dhaweeyay Ma...

MW Muuse Biixi ” In Xamar looga taliyo Soomaliland suuragal maahan ”...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada berbera, ayaa wax aan suuragal ahayn ku tilmaamay in heshiis ay do...

Maxkamadda sare ee ciidamada oo xukun ku ridday Askari dil geystay

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida, ayaa xukun ka soo saartay Xidigle Maxamed Xasan Maxamed oo loo heysto inuu dilay Ex-Xi...

Khasaare ka dhashay dab ka kacay suuqa magaalada Jawhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya inuu dab xoogan saakay ka kacay Suuqa weyn...

Gudoomiye Aadan Madoobe oo booqday xarunta Hay’adda SODMA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kormeer ku tagay xarunta Qaran ee howlgalada gur...

DFS iyo Iiraan oo ka wada hadlay soo celinta xiriirkooda Diblumaasiyadda

Dowladaha Soomaaliya iyo Iiraan ayaa waxaa u billaawday wada hadalo ay dib ugu soo celinayaan xiriirkooda oo go’ay sannadkii 2016....

SBC Radio Live

Facebook Feed