Latest News

Jubbaland oo sheegtay in ay iska difaaceyso Dowladda Federaalka

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Gedo, gaar ahaan dagaalka maalmihii la soo dhaafay ka socday degmada B...

MW Xasan oo iska diiwaangeliyay doorashada hal qof iyo hal cod

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo ah Madaxweynaha Soomaaliya isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga siyaasadeed ee JSP, ayaa si ...

Malayshiya beeleed ku dagaalamay ceel biyood ku yaalla deegaanka Kala-baydh ee g...

Iska hor-imaad sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa saaka laga soo werinayaa miyiga deegaanka Kala-baydh oo katirsan degmada Boosaaso...

Soomaaliya oo Golaha Ammaanka ka caddeysay muhiimadda ilaalinta sharciga badda

Intii lagu jiray dood furan oo ku saabsan amniga badda oo ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) qabtay, ayaa Dowladda Soo...

Wasiir Fiqi iyo AUSSOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Gudd...

MW Deni oo dhagax dhigay laami isku xiraya Boosaaso iyo Dhaadaar.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dhagax dhigay waddo jay ah oo isku xiri doonta Magaalada Boosaa...

Netanyahu oo si adag uga hor yimid cambaareynta caalamiga ah ee la wareegidda Qa...

Israa’iil ayaa si adag u diidday dhaleecayn uga timid madaxda caalamka kadib markii golaha wasiirrada amniga ay ansixiyeen qorsh...

Trump oo sheegay in uu ka fiirsanayo arrinta aqoonsiga Somaliland

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, oo ka jawaabay su’aal ku saabsanayd waxa uu ka yeelayo aqoonsiga Somaliland oo la sheegay i...

DFS oo faahfaahin ka bixisay dagaalo culus oo mudo todobaad ah ka socday Bariire...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay daga...

Jubbaland oo colaadda gobolka Gedo ku eedaysay Masar iyo Eritrea.

Maamulka Jubbaland ayaa ku eedeyey qaar kamid ah dowladaha Qaaradda Afrika inay dano siyaasadeed u hurinayaan colaadda ka aloosan ...

Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo Laga Dhigay Shardi Lagu Helo Baasaboorka Soomaaliyee...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) iyo Hay’adda Diiwaangelinta Dadweynaha iyo Aqoonsiga Qaranka (NIRA) ayaa ku dhawaaqay isbe...

Saraakiisha Ciidanka Itoobiya iyo Mas’uuliyiinta Jubbaland oo kulamo ka yeeshay ...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulamo deegaanka Suuftu oo ku yaalla xadka Itoobiya iyo Kenya uga socda Mas’uuliyiin ka tirsa...

SBC Radio Live

Facebook Feed