Latest News

RW Xamsa oo xarig jaray Xarunta gurmadka degdegga ah ee Isbitaalka De Martino

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xarig jaray xarunta gurmadka degdegga ah ee Isbi...

MW Xasan Sheekh oo guddoomay Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland lagu  guddoonsiiyey Ab...

Puntland iyo Galmudug oo go’aan ka gaaray colaadii Mudug

Mas’uuliyiinta labada maamul ee Galmudug iyo Puntland, oo ku hawlan nabadaynta gobolka Mudug, ayaa yeeshay kulan si xal kama damba...

DFS ” Majirto Duulimaadyo la joojiyay waxkastana waa sidoodii ”

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa beenisay go’aan maanta kasoo baxay shirkadaha duulimaadyada, kuwaas oo ku dhawa...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay shirka dhaqaalaha aduunka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan magaalada Davos ee dalka Switzerlan...

Hay’adda NISA oo digniin udirtay Ganacsatada Soomaliyeed

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa digniin culus u dirtay dadka ku howlan maalgelinta kooxaha argagixisada....

DFS oo sheegtay ineysan jirin caqabad hortaagan in laga baaqsado doorasho qof iy...

Raysal wasaare ku xigeenka koowaad ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa markale si adag u sheegay in dalka...

Wasiir Cali Xoosh oo gaaray Jowhar

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali -Xoos...

MW Hore Farmaajo ka digay in uu dalku galo qalalaase Siyaasadeed

War saxaafadeed uu kasoo saaray siyaasadda guud ee dalka hadda uu maraayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Far...

Gudiga Doorashada Soomaliya oo bilaabay diiwaan-galinta Ururada Siyaasada

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka & Soohdimaha Cabdikariin Axmed Xasan oo Shirjaraa’id u qabtay Warbaahinta...

Culimada Puntland oo ka jawaabay eedeyn loo jeediyay ku dhaliilay

Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf, oo ka mid ah culimada waaweyn ee Puntland iyo xubnaha sare ee jameecada Ictisaam, ayaa ku eedeeyay m...

Trump oo sheegay in uu soo afjarayo Dagaalka Ukraine & kan Bariga Dhexe

Madaxweynaha Maraykanka ee maanta la dhaarinayo Donald Trump ayaa sheegay in uu soo afjarayo dagaalka Ukraine iyo kan Bariga Dhexe...

SBC Radio Live

Facebook Feed