Latest News

Qaraxyadii ka dhacay Boosaso oo war laga soo saaray

Guddiga horumarinta amniga gobolka Bari oo shir deg deg ah ka yeeshay xaaladda amni ee Magaalada Boosaaso ayaa sheegay in la bilaa...

Puntland oo Go’aamo ka soo saartay qaabka loo kaluumaysto

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland ayaa joojisay ka ganacsiga, soo dejinta iyo isticmaalka qalabka kalluumay...

Tartanka ciyaaraha Maamulada iyo gobolka Banaadir oo war laga soo saaray

Tartanka ciyaaraha Maamulad dalka iyo gobolka Banaadir ayaa maalinta berito ah dib uga bilaabanaya garoonka Kubadda Cagta Muqdisho...

Maxay kawada hadleen MW Xasan Sheekh & Sheekha Al-Azhar Alsharif?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada ...

Suudan oo ka baxday urur goboleedka IGAD

Sudan ayaa sheegtay in ay ka baxayso urur goboleedka bariga Afrika ee IGAD. Ururka ayaa isku dayayay in uu wada xaajood ku dhameey...

Puntland oo guddi u magacawday xallinta shaqaaqadii Sheerbi

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ayaa guddi u magacaabay xallinta xisaad colaadeed oo ka taagneyd degaanka Sheerbi ee Gobolka Kar...

MW Xasan Sheekh muxuu kal hadlayaa Cabdulfataax Al-siisi ?

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay gaaray magaalada Qaahira ee Caasimadda waddanka Masar kadib markii uu martiqaad rasmi ah ka hel...

MW Xasan Sheekh ” Hishiiska badu wuxuu fursad siinayaaa….

Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka ay yeesheen  hoggaamiya...

Mareykanka” Midnimada dhuleed ee soomaliya waa muqadas”

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in hab diblomaasiyadeed oo keliya lagu xallin karo khilaafka ka dhex taagan Soomaaliya iyo Ethio...

Akhriso; War Murtiyeedka laga soo saaray shirka IGAD ee Kampala

IShirkii 42-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD ayaa maanta oo Khamiis ah 18-ka Janaayo 2024 ka dhacay magaal...

Somaliland oo war ka soo saartay diyaarad laga celiyay Hargeysa

Hay'adda duulista rayidka Soomaliland ayaa ka hadashay diyaarada laga leeyahay dalka Thailand oo maanta ay dowlada soomaliya ay ...

DFS oo hawadeeda ka celisay diyaarad ka diiwaangashan Thailand

Hay'adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa ka celisay Hawada Soomaaliya diyaarad ka diwaangashan dalka Thailand, kana soo  duushay m...

Facebook Feed

Twitter Feed