MW Xasan Sheekh oo gaaray dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Ankara ee dalkaTurkiga, halkaas oo uu kula kulmayo dhiggiisa Turkiga, Rajab Dayib Erdogaan.
Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadli doona sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan iskaashiga dhanka militariga, amniga, xoojinta iyo joogtaynta dagaalka ka dhanka ah AS ee dalka ka socda.
 

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed