Latest News

Madaxada Somaliland ayaa si weyn ula dabaaldagay munaasabadda Ciiddul Fitriga, shacabka ku dhaqan deegaanadaasi iyaga oo isugu soo...

MW Xasan oo la ciiday kumanaan Shacab kuna baaqay inay dhexdooda is caawiyaan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciiddul Fidriga, Kumannaan ...

Sacuudiga oo baaraya gacan qaad ka dhacay Masjidka Nabiga NNKH

War kooban oo kasoo baxay Booliiska Xaramka sida gaarka ah u ilaaliya amniga Dadka halkaas taga iyo mas’uuliyiinta ku sugan ayaa l...

Maraykanka ma maamuli karaa Garoomada Diyaaradaha & Dekedaha Dalka?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqad uu u diray dhiggiisa Maraykanka Donald Trump waxa uu ka codsaday in Dowl...

Somaliland oo ka jawaabtay dekedaha la sheegay in Soomaaliya ay siinayso Marayka...

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykan...

Fahad Yaasiin “Mudane Madaxweyne, isku dhex yaaca ka hor, dadka la tasho&#...

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynah...

Trump oo qiray in Muslimiinta Maraykanka ay door muuqda ku lahaayeen Doorashadii...

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo kulan af-fur ah ku qabtay Aqalka Cad ayaa bogaadiyay Muslimiinta Ameerika oo la’aantooda u...

Puntland oo shaacisay hub ka heshay saldhig Daacish ku sugnayd oo Maraykanku duq...

Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa ka helay maydad hor leh, hub kala duwan, iyo kayd raashin ah saldhig ay Daacish ku sugnayd, halka...

MW Xasan Sheekh oo gaaray dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Ankara ee dalkaTurkiga, halkaas oo uu kula kulmayo dhiggiisa...

Kalkaaliso Jarmal ah oo 7 sano ka hor laga Afduubtay Muqdisho oo codsatay in las...

Sonja Nientiet oo ah Kalkaaliso caafimaad oo ka soo jeedda dalka Jarmalka, lagana afduubtay  magaalada Muqdisho iyadoo u shaqeynay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuum...

Gudiga Doorashada Soomaliya oo war cusub soo saaray

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya ee ay ansixiyeen golayaasha dowladda aya...

SBC Radio Live

Facebook Feed