Latest News

Duqa cusub ee Muqdisho oo lagu soo dhaweeyay xarruunta Dowladda Hoose

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr Xasan Maxamed Xuseen ayaa lagu soo dhaweeyay Aqalka ...

Ra’iisul wasaare Xamse oo tagey magaalada Carta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta tagey magaalada Carta oo ahayd halkii lagu soo...

Maxkamada ciidamada Soomaliya oo xukun riday

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukuno kala duwan ay ku riday Shabakad farsameeyn jirtay Gaadiidka Qaraxyada...

MW Xasan muxuu kal hadlay Amiirka dalka Qatar?

Amiirka Dowladda Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa shalay oo Isniin aheyd khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Soo...

MW Qoorqoor oo mucaaradka ugu baaqay in ay xisbiyo furtaan

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo xalay ka hadlay madal lagu daahfurayay olalaha is diiwaa...

Mucaaradka shuruudo adag ku xiray ka qeyb galkooda gogoshada uu ku baaqay Madaxw...

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ay ku midoobeen inta badan xubnaha Mucaaradka Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay soo dhow...

Mahad Salaad oo loo magacaabay Agaasimaha NISA

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shir deg deg ah ayaa Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Si...

Golaha Wasiirada Soomaliya oo shir deg deg ah la isku yeeray

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la isugu yeeray shir degdeg ah, kaas oo ajandihiisa yahay amniga iyo...

Soomaaliya oo si rasmi ah loogu doortay xubinnimada UN-Habitat

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu doortay xubinimada UN-Habitat waxaana ay Soomaaliya ay afarta sano ee soo socota qayb k...

MW Xasan Sheekh oo Erdogan kala hadlay taageerada Soomaliya

Madaxtooyada Turkiga ayaa shaacisay in Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip ErdoÄŸan uu khadka taleefanka kula xiriiray dhiggiisa Soom...

AFRICOM oo baaq udirtay madaxda Soomaaliya

Taliyaha Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Jen. Michael Langley, ayaa ku booriyay dalalka Afrika oo ay Soomaali kam...

Puntland oo IS kala wareegtay Togii Miiraale

Ciidamada difaaca Puntland oo aroornimadii hore ee saaka qaaday weerar dhawr jiho ah ayaa guud ahaan gacanta ku dhigay Taliskii Mi...

SBC Radio Live

Facebook Feed