Latest News

MW Xasan Sheekh oo ka hadlay Hishiiska ay Turkiga la gashay Dowladiisu

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta kula hadlay Villa Somalia ayaa ka hadlay heshiiska ay dowladda Soomaa...

Maxay ansixiyeen Baarlamaanka Soomaliya ?

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey heshiis ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda ...

RW Xamsa Cabdi ” Waxaanu gaarnay go’aan aanu ku yeelanayno walaal d...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo faah-faahin ka bixiyay heshiiska Golahiisa Wasiirrada ku ...

Somaliland ” Waanu hirgalinaynaa Hishiiskii Itoobiya

Somaliland ayaa sheegtay in ay si buuxda u hirgalinayso isfahamkii ay la gashay dowlada Itoobiya, waxayna ku dooday in uu yahay mi...

Ninkii gubay Xaaskiisii oo Maxkamada gobolka Banaadir la soo taagay

Sayid Cali Macallin Daauud oo ku eedaysan in uu gubay Luul Cabdicasiis Maxamed oo ahayd Marwadiisa iyada oo ugu dambayn u geeriyoo...

MW Firdhiye oo xilka u kala wareejiyay Sarakiisha Asluubta SSC

Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa ka qaybgalay Munaasibad uu xilka kula wareegayay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta S...

MW Xasan Sheekh muxuu u sheegaya Berri Baarlamaanka?

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray maalinta berito ah labada Aqa...

Shiinaha oo ku baaqday inaan la fara-galin Siyaasada Somalia

Ergeyga joogtada ah ee dowladda Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay Zhang Jun ayaa ku baaqay in la sii wado taageerada caalamiga ...

Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka oo dhiggiisa Qatar kula kulmay Dalkaas

Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo martiqaad ka helay dhiggiisa Qadar ayaa kulan gaar ah oo...

MW Xasan Sheekh oo si adag ula hadlay saraakiisha Booliska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ko...

Somaliland oo dilka Dahable ku eedaysay DFS

Somaliland ayaa dilka Cabdinaasir Muuse Dahable oo ka tirsanaa Hay'adda Hawada ee Sooomaaliya ku eedaysay dowlada Soomaaliya. W...

Wariye Jamaal Maxamed Cusmaan oo laga musaafuriyay Garowe

Weriye Jamaal Maxamed Cusmaan oo ka tirsan telefishinka caalamiga ah ee Channel4 ee laga leeyahay dalka Uk, ayaa laga musaafuriyay...

Facebook Feed

Twitter Feed