Latest News

MW Deni oo Garoowe ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo ay...

Koonteenaro gargaar ah oo ku wajahan Magaalada Qaza

Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay, tobanaan kalena waa ku dhaawacmeen ka dib markii ay buuq iyo fawdo hadheeyeen, gargaar bini’aada...

Booliiska Somaliland oo soo qabtay dirawal jiidhay wiil 9 jir ah oo baxsaday

Booliiska Gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedaysan in uu baabuur jiidhsiiyay wiil yar oo 9 jir ah ha...

Puntland oo Aqoonsigii kala laabatay Hay’addaha dawladda Federaalka,

Puntland ayaa ku dhawaaqday in aqoonsigii iyo  kalsoonadii kala laabatay Hay'addaha dowlada Faderaalka ah ee Soomaliya ka dib kula...

MW Xasan Sheekh oo war ka soo saaray ansixinta dastuurka Soomaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Laba...

Baarlamaanka Soomaliya oo ansixiyay afar cutub oo ka mid ah dastuurka

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey dastuurka dalka...

Yurub oo looga digay Dagaal aysan weli u diyaar garoobin

Ra’iisul wasaaraha Poland Donald Tusk ayaa uga digay Yurub in ay ku jirto “xilli dagaal” Ukrainena ay tahay in uusan Ruushku ka ad...

Baarlamaanka Soomaliya ma ansixin doonan maanta cutubyo ka mid ah dastuurka?

Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in uu u codeeyo cutubyo katirsan Dastuurka Kumeel...

MW Farmaajo oo si adag u dhaliilay Dowlada Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa si adag uga hadlay kulanka Baarlamaanka ee Beri loo balansany...

Maxay kawada hadleen Wasiirka Gaashaandhigga DFS iyo Danjiraha Shiinaha ee Sooma...

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo kulan gaar ah la qaatay Danjiraha Jam...

Maxaa laga soo saaray shirkii Golaha wasiirada Puntland?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Il...

Baarlamaanka Soomaliya oo loo qeybiyay nuqulka wax ka beddelka dastuurka

Baarlamaanka dowlaldda Federaalka Soomaaliya labadiisa gole ayaa maanta loo qaybiyay nuqulka u dambeeya ee soo jeedinta wax ka bed...

SBC Radio Live

Facebook Feed