Somalia

13,250 ruux oo Maanta u fariistay Imtixaanka Macalinimo ee Wasaaradda Waxbarasha...

Waxaa maanta magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale oo ka mid ah gobolada dalka looga fariistay Imtixaan laga qaadayay macalimiin...

DFS oo gurmad Gargaar ah u dirtay degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

Hay’adda Maareynta Musibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo SODMA ayaa maanta agab loogu talagalay in dib u dejin loogu...

Maxkamada sare oo dhageystay Kiiska Eedeysane Sayid Cali

Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa maanta dhageysaneysa Cabashada ay u gudbiyeen qareennada difaacaya Sayid Cali Macallin Daa’uud oo la...

Walaalo loo heystay in ay dileen Ninkii soo koriyay oo xukun lagu riday

Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday laba nin oo walaalo ah oo loo haystay dilka gud...

Wasiir Fiqi ” Itoobiya waxay rabtaa Badd khasab ah una suurtoobi mayso ...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta was...

Golaha Wasiirada Soomaliya oo go’aamo soo saaray

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa go’aan kusoo saa...

DFS oo digniin xoogan ka soo saartay shirkadda Duulimaadyada Ethiopia

Hay’adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudub...

MW Xasan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee dalka Shiinaha

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka, Danjiraha cusub ee Jamhuuri...

Taliyaha NISA” Ciidamada amnigu waxay ka hortageen qarax …”

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa tegay xaafadda Arbacow ee...

QM oo beenisay inay soo saartay digniin Amni oo Ku wajahan shaqaalaheeda Muqdish...

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa iska fogeeyay warbixin la sheegay in Qaramada Midoobay ay soo saartay oo dhi...

Shir ku saabsan Xasillinta Deegaannada Hirshabelle oo ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaama ayaa guddoomiyay shir ku saabsan Xasillinta Deegaannada Hirshabelle o...

Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland oo eedeymo u jeediyay madaxda DFS

Qaar kamid ah Xubnaha labada aqal ee baarlamaanka ee kasoo jeeda Puntland, ayaa walaac xooggan ka muujiyay in dowladda Federaalka ...

Facebook Feed

Twitter Feed