Somalia

Shariif Sheikh oo dhaliilay qaab dhismeedka ciidamada xooga dalka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku fashilantay dagaalk...

DFS iyo Azerbaijan oo Hishiis kala saxiixday

Soomaaliya iyo Asarbaijaan ayaa ku heshiiyey in sare loo qaado xiriirka laba geesoodka ah iyo in sare loo qaado iskaashiga labada ...

Janaraal Bashiir Goobe oo maanta loo doortay Kursiga HOP018

Gen. Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo xilal kala duwan soo qabtay isla markaana haatan ah Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howl...

Agaasimaha Ciidamada ilaaliya Madaxda Mareykanka oo is casishay, ka dib isku-day...

Agaasimaha Ciidamada Adeega Sirdoonka, Kimberly Cheatle ee sida gaarka ah u ilaaliya madaxda iyo shaqsiyaadka muhiimka ah ayaa isc...

MW Xasan Sheekh oo Bogaadiyey Ciidanka Xoogga Dalka Iyo Daraawiishta Jubbaland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey sida nafhornimada leh ee Ciidamada...

Ciidamada xooga oo howgalo ka sameeyay Buurhakaba

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ee degmada Buurhakaba ayaa howlgal qorsheysan oo ay ku fuliye...

DFS oo Turkiga dib ugu celisay raashin Bur ah oo dhacay oo dekedda lagu qabtay

Shixnad Bur ah oo dhacday oo bishii Maarso 2024 uu Xafiiska Tayodhowrku ku qabtay Dekedda magaalada Muqdisho, ayaa dib loogu celiy...

Askartii ku dhimatay weerarkii Xabsiga Dhexe ee Xamar oo loo dhisay Taallo

Kulan ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Xamar ayaa maanta oo ay isugu yimaadeen Sarakiisha Ciidan Asluubta iyo Taliyaha Ciidanka A...

Caalimkii weyna Sheekh Cismaan Xidig oo geeriyooday

Waxaa Xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allah u naxariistee Caalimkii weyna Sheekh Cismaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud oo lo...

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee Golaha Shacabka?

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay Kalfadhiga shanaad kulankiisa ...

Shacabka degmada Xuddur oo wajahaya xaalad adag.

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminaayo qeybna ka yih...

Golaha Wasiirada Soomaliya oo go’aamo hubka ku saabsan soo saaray

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Hindisaha Xee...

SBC Radio Live

Facebook Feed