Somalia

Masar iyo Jabuuti oo ciidamo u balanqaaday Soomaliya

Midowga Afrika ayaa bilaabaya hawlgalka taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) Janaayo 2025, isagoo beddelaya howlgalka ATMI...

Golaha wasiirada oo ansixiyay Sharciyada doorashooyinka iyo Xisbiyada Siyaasadda...

Golaha Wasiirrada ayaa maanta ansixiyey, Xeerka Doorashooyinka iyo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda oo lagu hagayo hannaan...

DFS oo kulan ka yeelatay shirka caalamiga ah ee COP 29

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlay...

Maxaa ka soo kordhay dadkii ku waxyeelloobay Weerarkii Liido

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka qaranka, Maxamuud Macalin ayaa ka warbixiyay qasaaraha guud ee ka dhashay qarixii Xee...

Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay xeerka qaran ee shaqada

Golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka shaqada Soomaaliya. Hindisahan ayaa helay taageero, kaddib marki...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo meel mariyay danjirayaal cusub oo la magacaabay

Kulan deg deg ah oo ay caawa yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay magacaabista safiiro cusub oo Soo...

Maxaa looga hadlay Shirka Todobaadlaha ee Degmooyinka Gobolka Banaadir?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa shir-guddoomiyay Kulanka Todobaadla...

Dibadbax ka dhan ah Weerarkii Liido oo ka socda Muqdisho

Xeebta Liido Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir oo Jimcihii uu ka dhacay weerar sababay in ka badan 30 ruux iyo dhaawaca dad ...

Kulan laga yeeshay amniga Magaalada Muqdisho

Kulan looga hadlay Ammaanka magaalada Muqdisho, ayaa maanta waxaa iskugu yimid hay’adaha Amniga Heer Federaal iyo maamulka gobolka...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta xabsi 6 bilood ah ku xukuntay gabadho Tikt...

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah waxay xukun ku ridday 7 dhallinyaro ah oo Tiktoore ah, kuwaasi oo midkiiba lagu...

DFS oo sheegtay in ay sarakiil u xirtay qaraxii Liido

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la xiray Dad ay kamid yihiin Saraakiil katirsan Dowladda kuwaas laga qabo tuhun ...

IGAD oo si adag uga hadashay weerarka qaraxyada ku billawaday ee ka dhacay Xeeb...

Urur goboleedka IGAD ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdi...

SBC Radio Live

Facebook Feed