Somalia

Shirkada Ethiopia Airline war cusub ka soo saartay diyaarad laga celiyay

Mesfin Tasew, oo ah madaxa fulinta ee shirkadda Ethiopian Airlines, oo war ka soo saaray diyaarad laga soo celiyay Hargeysa ayaa y...

Maxay u celisay DFS diyaarad laga leeyahay Itoobiya oo ku socotay….

Hay’adda duulista rayidka ah ee dowlada Soomaliya ayaa xaqiijisay in ay hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad laga leeyahay dalka ...

Hay’adda SODMA oo dawo gaarsiisay magaalada Ceeldheer

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliya ee SoDMA ayaa degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug waxa ...

Mareykanka oo hal arin darteed uga horyimid Hishiiskii Itoobiya iyo Somaliland &...

War kasoo baxay aqalka Cad ee Maraykanka ayaa walaac looga muujiyay heshiiskaas dhawaan dhexmary Itoobiya iyo Soomaliland kaas oo ...

Madaxii xafiiska Aljazeera Wael al-Dahdouh oo ka baxay Gaza

Madaxa xafiiska Aljazeera ee Qaza, Wael al-Dahdouh, ayaa ka baxay dhulka Falastiin Talaadadii, sida uu u sheegay AFP, kadib markii...

Wiil uu dhalay madaxweyne Xasan Sheekh oo xukun lagu riday

Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa ku xukuntay labo sano oo xarig ah wiilka uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo lagu eedeeyay ...

RW Hore Xasan Ali Khayre muxuu ka yiri khilaafka NISA iyo Hormuud?

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  ayaa hadlay khilaafka u dhexeya hey’adda NISA iyo shirkadda Hormuud W...

Qarax ka dhacay xarunta dowlada hoose ee Gobolka Banaadir

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa sheegaya in qarax xooggan oo Ismiidaamin ah lagu weeraray xaru...

Xuutiyiinta oo weeraray Markab xamuul oo Mareykanku leeyahay

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo taageero ka helaya Iiraan ayaa xaqiijiyay inay gantaal nooca baalistiga ah ku weerarreen markab xamuul...

Hay’adda NISA oo iska difaacday eedeyn uga timid Hormuud

Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay xarigga saddex kamid ah shaqaalaha shirkadda hormuud inuu ka dambeeyo, kadib markii a...

Taliyaha Ciidanka Xoogga muxuu kala hadlay saraakiisha ATMIS?

Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaliya S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub...

DFS oo sheegtay in Taiwan ay u aqoonsan tahay dhul ka tirsan Shiinaha

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay aqoonsan tahay Taiwan inay tahay qayb ka tirsan Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha....

Facebook Feed

Twitter Feed