Somalia

Gudiga Doorashada Soomaliya oo war cusub soo saaray

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya ee ay ansixiyeen golayaasha dowladda aya...

MW Xasan Sheekh oo dib ugu laabtay furimaha dagaalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu laabtay deegaanada uu ka socdo a...

Maxay kawad hadleen MW Xasan Sheekh iyo G. Midowga Afrika?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoom...

Madaxa ugu sarreeya Taalibaan oo lag qaaday lacag madixiisa la saaray

Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in hoggaamiyaha Taalibaan Ninka lagu magacaabo Sirajudiin Xaqqaani ay ka qaadday abaalmarin...

DFS oo ka hadashay Diyaarad ku dhacday duleedka Muqdisho

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa xaqiijisay shil diyaaradeed oo shalay ka dhacay meel qiyaastii 24 km koonfur-ga...

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Muqdisho gaaray

Ra'iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa garoonka Aadan Cadde kusoo dhoweeyay wafdi uu hoggaaminayo Gudd...

MW Xasan oo Dhaqanka Shabeelaha Dhexe kala hadlay howlgallada ka dhanka ah AS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay saraakiil katirsan Ciidamada D...

Xulka Soomaaliya oo barbaro la galay dhiggiisa Guinea

Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareed kamid ah isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026ka ee Afrika ayaa kahortagay dhiggiisa Guin...

NISA oo sheegtay in ay dishay xubno mihiim ah oo ka tirsan AS

War kasoo baxay Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya ayaa faah faahin looga bixiyay duqeymo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degaanka S...

MW Xasan Sheekh oo furimaha dagaalka ku laabtay

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu laabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa gaaray ...

DFS oo war ka soo saartay duqaymo ka dhacay Shabeelooyinka

Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgalo qorsheysan oo ciidanka xoo...

Soomaaliya iyo Serbian oo kawada hadlay xiriirka labada Dowladood

Safaarada Soomaaliya ee dalka Serbia ayaa faah faahin ka bixisay wada hadalo qadka telfoonka ku dhex maray Wasiirka Arrimaha Dibad...

SBC Radio Live

Facebook Feed