Somali News

Ururada Siyaasada Soomaliya oo war saxaafadeed soo saaray

War saxaafadeed ayaa laga soo saaray Shirkaan labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday Xarunta Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaa...

Maxkamadda CQS oo maanta Dhageysatay kiiska Askari ‘Miino dhigay’

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta dhageysatay eed loo heysto Tahliil Axmed Fiidow Caraale oo horay...

MW Cirro oo Faahfaahin ka bixiyay safar uu ku tagay Dubai

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo ka warbixiyay Shirkii Dowladaha Adduunka ee uu kaga qaybgalay ...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay furitaanka meeratada 38 ee Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 38-aad ee sh...

Wiilka Museveni oo ku hanjabay in uu weerari doono bariga Congo

Taliyaha ciidamada difaaca Uganda, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa qoraal uu barta X ku daabacay Sabtida maanta ah ku sheegay in...

Howlgalka lagu Badbaadiyay doon lagu afduubtay Xeebaha Soomaaliya

EUNAVFOR ATALANTA ayaa xaqiijisay in la sii daayay doonta kalluumeysiga ee “AL NAJMA” oo calanka Yemen sidatay, taasoo ay kooxo hu...

Puntland: Goob qaraxyo lagu farsameeyo oo la duqeeyay

Sida lagu baahiyay bogga Howlgalka hilaac ee Buuraha Calmiskaad ee Puntland Saaxiibada caalamiga ah ee Puntland ka taageera la dag...

Macron: Syria waa in ay ka qeyb-gashaa dagaalka kooxaha xagjirka

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku boorriyey dowladda ku-meel-gaarka ah ee Suuriya in ay la shaqeyso isbahaysiga uu ...

MW Xasan Sheekh muxuu kala hadlay RW Itoobiya?

Magaalada Addis Ababa waxaa ku kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo ...

Sweden oo xukun ku riday nin u safray Daacish-ta Soomaaliya

Maxkamad ku taalla Sweden ayaa Jimcaha maanta ah xukun saddex sano iyo saddex bil oo xabsi ah ku riday nin lagu helay inuu ku biir...

Libya: Meydad hor leh oo tahriibayaal ah oo laga soo saaray xabaad wadareedyo

Ciidamada ammaanka Liibiya ayaa ugu yaraan 11 meyd oo kale oo tahriibayaal ah ka soo saaray xabaal wadareed ku yaalla koofurta bar...

SBC Radio Live

Facebook Feed