Somali News

Maxay ka wada hadleen Aby Axmed iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha?

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Shiinaha, Mudane Wang Yi, ayaa booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah ka bilaabay dalka Itoobiya...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo yeelanaya kulan degdeg ah oo looga hadlay Xaaladda...

Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa ku dhawaaqay in ay maalinta sabtida kulan degdeg ah ka yeelan donaan xaaladda Soomaaliya gaar ahaa...

MD Deni oo kulan la qaatay qaybo ka mid ah bulshada Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay qaybo ka mid ah bulshada Puntland...

Maraykanka oo markab labaad gacanta ku dhigay

Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay markab labaad oo nuuca shidaalka qaada ah oo marayay badda Caribbean ka, sida uu sheegay Talis...

Burkina Faso oo markale ka badbaaday Isku day Afgambi

Dowladda Burkina Faso ee xukunka horay ugu qabsatay Afgambiga ayaa markale ka badbaaday xukun marooqsi lala damacsanaa Madaxweyne ...

Dibadbax ka dhan ah Faragelinta Israa’iil ay ku hayso Soomaaliya oo ka socda Muq...

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Daljirka Daahsoon waxaa ka socda dibadbax ka dhan ah Faragelinta sii xooggaysatay ee Israa’iil ay ku...

DFS oo cambaareysay booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda ISL ku tagey Hargeysa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay booqashada uu Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil ku tagay magaalada...

Wasiirka arrimaha dibada Israa’iil oo yimid Hargeysa

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibada Israa’iil Gideon Sa’ar oo ay ku jiraan saraakiil ciidan ayaa maanta soo gaaray magaa...

MD Deni oo kulan la qaatay guddiga farsamada Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabullaahi Deni ayaa xalay la kulmay guddiga farsamada Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo maalmahan shi...

Yurub ayaa wajaheysa caqabad la xiriirta Greenland

Wasiirka caafimaadka UK ayaa u sheegay barnaamijka Today ee BBC-da ka baxa in raysalwasaare Keir Starmer uu ka fiirsanayo luuqad...

Donald Trump oo go’aansaday in uu awood ku qabsado Jasiiradda Greenland

Maamulka Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa go’aansaday in uu si qasab ah ku qabsado Jasiirrada Greenland oo Washington ay ...

5 qof oo isku qoys ah oo ku dhintay Dab ka kacay Hargaysa

5 ruux oo isku qoys ah ayaa ku geeriyooday Dab ka kacay Guri ku yaalla Magaalada Hargaysa xarunta Maamulka Somaliland, dadka dhint...

SBC Radio Live

Facebook Feed