Somali News

Faahfaaahin ka soo baxaysa duqeyn xalay ka dhacday Buuraleyda Calmiskaad

Puntland ayaa xaqiijisay in duqeymo labo ah ay Xalay (12kii Febraayo 2025) ka dhaceen buuraha Calmiskaad, waxaana lagu dilay in ka...

Trump iyo Putin oo ku kulmi doona Sacuudiga

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Arbacadii uu kulan dhanka teleefoonka la yeeshay Vladimir Putin. Wicitaanka...

Xukun lagu riday Nin iyo naag isqaba oo muuqalo anshax xumo ah iska duubay

Maxkamadda Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa 2 sanno oo xabsi ah ku xukuntay nin iyo xaaskiisa oo lagu eedeeyey in ay iska ...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday Heshiisyo Iskaashi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Azerbaijan Muda...

DFS oo amar dhuldhigtay dhismaha guryaha magaalada Muqdisho

Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in aanay la dhisi karin dhismo aan warqad looga heysan Maxkamad, waxaana uu tilmaamay in...

Dooni Yaman laga leeyahay oo lagu weeraray xeebaha Soomaliya

Taliska Midowga Yurub ee Howlgalka Atalanta (EUNAVFOR) ayaa faahfaahin ka bixiyay weerar looga shakisan yahay in burcad-badeed ay ...

AFRICOM ayaa faahfaahin ka bixisay duqeyntii ay ka geysatay buuraha Calmiskaad

Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen 1-da Febraayo 2025 buuraha Calmiskaad, 50 mayl koonfur-bari ka...

MW Xasan Sheekh oo sagootiyay ciidamo loo direy furimaha dagaalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada...

MW Lugatoor,”DFS ciidan ugama baahnin laakiin….”

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa maant...

Dagaal ka socda Buurelyda Calmiskaad ee gobolka Bari.

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Kooxda Daacish ayaa ka socda deegaanka Buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari halkaasi oo ...

MW Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khadka telefoonka kula hadlay Amiir...

SBC Radio Live

Facebook Feed