Somali News

DFS oo ka hadashay Duqaymo ka dhacay G. Bari

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaysa Taliska ciidamada Mareykanka AFRICOM ayaa si wadajir ah u fuliyay howlgal duqeyn ah ...

Israa’iil oo weerartay magaalada Beirut

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Lubnaan, ayaa sheegtay in ugu yaraan saddex qof la dilay ka dib markii Israa’iil ay duqayn cirka...

Trump oo ka carooday hadal uu yiri Vladimir Putin

Donald Trump ayaa sheegay in uu aad ugu carooday madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ka dib toddobaadyo uu isku dayay in uu ka x...

Mucaaradka Koonfur-galbeed oo soo dhaweeyay shirkii uu ku baaqay MW Xasan Sheekh...

Siyaasiyiinta Mucaaradka ee Koonfur Galbeed kasoo jeeda ee ku bahoobay ururka Maanshiil ayaa soo dhoweeyay wada tashiga nabadeed e...

Duqaymo lag fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deega...

MW Deni oo la tukaday shacabka ku dhaqan Boosaso

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Ba...

RW Xamse oo Salaadda Ciida kula Tukaday deegaanka Nambar 50 Shacab iyo Ciidan

Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa saakay Salaadda Ciidda kula tukaday cutubyo ka tirsan cii...

Madaxada Somaliland ayaa si weyn ula dabaaldagay munaasabadda Ciiddul Fitriga, shacabka ku dhaqan deegaanadaasi iyaga oo isugu soo...

MW Xasan oo la ciiday kumanaan Shacab kuna baaqay inay dhexdooda is caawiyaan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciiddul Fidriga, Kumannaan ...

Sacuudiga oo baaraya gacan qaad ka dhacay Masjidka Nabiga NNKH

War kooban oo kasoo baxay Booliiska Xaramka sida gaarka ah u ilaaliya amniga Dadka halkaas taga iyo mas’uuliyiinta ku sugan ayaa l...

Maraykanka ma maamuli karaa Garoomada Diyaaradaha & Dekedaha Dalka?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqad uu u diray dhiggiisa Maraykanka Donald Trump waxa uu ka codsaday in Dowl...

Somaliland oo ka jawaabtay dekedaha la sheegay in Soomaaliya ay siinayso Marayka...

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykan...

SBC Radio Live

Facebook Feed