Somali News

Puntland oo qabtay Rag hubaysan oo Doon watay.

Booliiska Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa soo bandhigay Rag hubaysan oo gaaraya ilaa saddex qof iyo doon nooca kalluumaysiga oo ay...

Xulka Galmudug oo $30,000 lagu abaal mariyay

Madaxda Sare ee Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa xaflad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb waxa ay ku abaalmariyeen Ciyaartoyda, Mac...

Maraykanka oo awood gelinaya sidii xabbad-joojin looga dhaqangelin lahaa Gaza.

Dowladda Maraykanka ayaa bannaanka soodhigtay qorsaha ay damacsan tahay ee ah in xabbad-joojin laga dhaqangeliyo bariga dhexe gaar...

NISA oo Muqdisho ka soo dajisay Ninkii gubay xaaskiisa

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka NISA ayaa goor-dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka soo dajiyay S...

Gudoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay guddoomiyaha midowga culimadda Islaamka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay w...

Boqor Charles oo laga helay Cudurka Kansarka

Qasriga looga arrimiyo Boqortooyada Ingiriiska ee Buckingham Palace ayaa Isniinti shalay aheyd ku dhawaaqay, in Boqorka Boqrtooyad...

Abwaan Abees oo sanad iyo bar lagu xukumay

  Maxkamadda gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland ayaa maanta xukun sannad iyo lix bilood ah ku riday Abwaan Cabdiraxmaan Ab...

MW Xasan Sheekh oo fariin udiray madaxda Itoobiya

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale fariin adag u diray dowladda Itoobiya oo ku aadan d...

Ninkii xaaskiisa muqdisho ku gubay oo la soo qabtay

Ciidamada Booliska Soomaliya ayaa shaaciyay in gacanta ku dhigeen Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ahaa ninkii ku gubay magaalada M...

Kooxo waday falal burcad badeednimo oo howlgal lagu qabtay

Ciidamada Puntland oo howlgal ka sameeyay deegaanada xeebaha gobolka Raas-casayr ee Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay koox burcad...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaliya muxuu kala hadlay Marwo Mamta Murithi ?

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Madaxw...

Abwaan Abees oo ah qoraaga buuga Mayal oo Horgeysa lagu xiray

Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa wararka aan ka halayno waxa ay sheegaya in maanta xabsiga la dhigay Abwaan Cabdir...

Facebook Feed

Twitter Feed