Somali News

DFS oo soo celisay dhalinyaro Tahriibayaal ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay sagaal dhalinyaro Soomaaliyeed oo doonayay inay tahriib ku ga...

Wadamada G-7 oo soo saaray war-murtiyeed ka soo saaray xaaladda Bariga Dhexe

Wadamada loo yaqaano G-7 oo shir uga socda magaalada Alberta ee dalka Canada ayaa soo saaray war-murtiyeed wada jir ah. Waxayna ...

Erdogan iyo Putin oo baaq wadajir ah ka soo saarey dagaalka Iiraan iyo Israa’iil...

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa si adag weerarka Israa’iil ku qaaday Iiraan, i...

MW Ciro oo ku baaqay in colaadda Bariga Dhexe nabad lagu dhameeyo

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku baaqay in beesha caalamku ka shaqeyso sidii nabad loogu x...

MW Xasan Sheekh oo furay Madasha Wadatashiga Qaran

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah u furay Madasha Wadatashiga Qaran oo looga arrinsanayo mustaqbalk...

Sidee isbeddelka cimiladu uga qeyb qaatay burburka qoysaaska barakacayaasha ah?

Sidee isbeddelka cimiladu uga qeyb qaatay burburka qoysaaska barakacayaasha ah?

Trump oo Israa’iil ka codsaday in aanay dilin hoggaamiyaha ruuxiga ah ee I...

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa diiday qorshe ay Israa'iil ku doonayso in ay ku disho Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Iiraa...

Hoggaanka NISA ee gobolka Banaadir oo isbadal lagu sameeyey

Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta isbadal ku sameeyey hoggaanka Hay...

Puntland oo soo dhoweeyay Golaha Samatabixinta, kuna baaqday in dalka la badbaad...

Madaweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo dhoweeyay Golaha Samatabixinta iyo badbaadada ee looga dha...

Dib u dhacay ku yimid gogoshii uu dhawaan ku baaqay madaxweyne Xasan Sheekh

Waxaa maanta dib u dhac ku yimid gogoshii wadatashiga ee uu dhawaan iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taas...

Dagaalka Iiran iyo YH oo cirka isku shareeray

Ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa soo saaray fariin muuqaal ah, isagoo ku hanjabay in diyaarado dagaal lagu...

MW Xasan Sheekh ” Soomaliya sidii shalay maahan ”

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladnimada Soomaaliya aysan ku xirnayn taageerada beesha caalamk...

SBC Radio Live

Facebook Feed