Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay furitaanka Biyo xireenka Itoobiya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabadda lagu daahfuray biyo xireenka Itoo...

Diiwaan galinta dadweynaha oo maanta markale dib uga bilaabatay magaalada Muqdis...

Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha ayaa markale dib uga billaabay magaalada muqdisho diiwaan gelinta da...

Guddiga Doorashada oo diiwaan galiyay 14 urur siyaasadeed

Guddiga Qaranka ee Doorashooyinka ayaa maanta si rasmi ah u diiwaangeliyay 14 urur siyaasadeed oo ay ku mideysan yihiin siyaasiyii...

Gudoomiyihii hore ee Xiriirka kubada cagta Puntland oo la xiray

Gudoomiyihii hore xirirka kubada cagta Puntland Maxamed Ciiro ayaa saaka laga qabtay garoonka diyaaradaha Garoowe, xilli uu safar ...

NISA oo Howlgal ka fulisay gobolka Galgaduud

Ciidanka hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal si heer sare ah loo ...

MW Trump oo baddelay magaca Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa baddelay Magaca Wasaaradda Gaashaandhigga Dalkaas isaga oo ka dhigay Wasaaradda Dagaalka...

MW Lugatoor : Qofkii Qamri lagu dilo waa inuu noqdaa Dameer baqtiyay

Puntland ayaa qaati ka taagan dadka isticmaala maandooriyaha, kuwaas oo marka ay ku dhintaan howlgallada hay’adaha amniga, ay qabi...

Qaar ka mid ah, haweenka Soomaalidda ayaa cuna dhuxusha xilliga ay uurka leeyihi...

Qaar ka mid ah, haweenka Soomaalidda ayaa cuna dhuxusha xilliga ay uurka leeyihiin. Hadda ba ma ku baraarugsan yihiin halista caa...

MW Xasan oo warqadihii Aqoonsinimo ka gudoomay Danjirayaal cusub

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga dan...

SBC Radio Live

Facebook Feed