Somali News

Puntland oo difaacday xiriirka ay la leedahay Ethiopia

Puntland ayaa difaacday xiriirka ay la leedahay dowladda Ethiopia, iyadoo tilmaamtay in dowladda Federaalka Soomaaliya aanay awood...

Wasiirka cusub ee amniga Soomaliya oo xilkii la wareegay

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Salah Jamac, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cu...

Dab ka kacay dooxada deegaanka Dalsan ee gobalka Nugaal

Dab xoogan ayaa ka kacay dooxada deegaanka Dalsan ee degmada Dangorayo ee gobalka Nugaal, kaas oo loo badinayo in uu ka dhashay is...

DFS oo ku baaqday in la qaboojiyo xiisadda ka taagan bariga dhexe

Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay soosaartay waxa ay ku b...

Puntland oo howlgalo ka sameysay xeebeheeda

Ciidamada PMPF, gaar ahaan cutubyada badda oo hawlgallo ka wada dhammaan xeebaha Puntland ayaa sheegay in ay qabteen maxabiis Ag...

Maamulka gobolka Banaadir oo soo saaray go’aamo ka dhan amniga

Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Amniga & Siyaasadda ee Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa bogaadiyay Laamaha A...

Maxaa ka soo kordhay weerarkii Iiraan ee ka dhan ahaa Israa’iil ?

Kor u kaca iyo seeriga hawada ayaa laga dhawaajiyay guud ahaan Israa'iil subaxnimadii hore ee Axadda ka dib markii Iran ay dirtay ...

MW Xasan Sheekh oo Hambalyo udiray ciidamada qalabka sida

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigee...

RW Xamse oo Hambalyo udiray ciidamada xooga dalka

Ra’iisul WasaarahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xig...

Kenya oo soo jeedisay heshiis Ethiopia ay deked ganacsi uga heli karto biyaha So...

Dowladda Kenya ayaa soo jeedisay heshiis dhinaca badda ah oo lagu qaboojinayo xiisadda u dhaxaysa Itoobiya iyo Soomaaliya, taasoo ...

Muxuu ku qotomaa socdaalka MW Xasan ee Sheekh ee Kenya?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo ...

Wasiir Farataag oo la ciiday caruurta Agoonta ah ee Booliska Soomaliya

Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soom...

Facebook Feed

Twitter Feed