Somali News

MW Firdhiye oo Golahiisa Wasiirada magacaabay

Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Caqdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa xalay saqdii dhexe shaaciyay magacyada go...

Diyaarad ay Imaaraadku leeyihiin oo ku burburtay Hong Kong

Diyaarad nooca xamuulka qaada ayaa ka baxday dhabaha ay diyaaraduhu ku ordaan ee garoonka caalamiga ah ee Hong Kong waxayna ku d...

MW Lugatoor oo kulan gaar ah la qaatay mas’uuliyiinta gobolka Mudug

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa caawa kulan gaar u ah Gobolka Mudug la qaatay masuuliyiin...

MW Deni oo kulan la qaatay guddiga amniga iyo horumarinta Bosaso.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Maxamed Baari...

DFS oo Muqdisho kasoo dajisay Nin ku eedaysan kufsi

Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysay Booliiska Caalamiga ah ee Interpol, ayaa ku guuleysatay in magaalada Muqdisho ay kasoo dajiso ...

DFS oo shir ka yeelatay ka hortaga tahriibka

Hay’addaha Amniga iyo socdaalka u qaabilsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlay k...

Afgaanistaan ​​iyo Pakistan oo ku heshiiyey xabbad-joojin degdeg

Afgaanistaan ​​iyo Pakistan ayaa ku heshiiyey xabbad-joojin degdeg ah intii lagu jiray wadahadalladii Doha ka dib toddobaad ay s...

Muqdisho: Nin Xaaskiisa Ku Dilay Toorey oo Lagu Qabtay Garasbaaley

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee saldhigga Garasbaaley ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan ...

RW Xamse oo magacaabis cusub sameeya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Maareeyaha Guud ee Arrimaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Muqdisho...

MW Guudlaawe oo xil ka qaadis ku sameeyay 6 Garsoore

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xil ka qaadis ku sameeyay 6 Garsoore, ma...

DFS oo lacag ka dhigaysa Kaarka Aqoonsiga Qaranka

Hay’adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa shaacisay in wixii ka dambeeya 31-ka bishaan Oktoobar ee sanadkan 2025...

DFS oo Turkiga u iibgaynayso Kalluunka iyo Macdanta dalka

Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan Geesood ayaa dhiggiisa Turkiga Prof. Ömer Bola...

SBC Radio Live

Facebook Feed