Somali News

Ciidanka ugu awoodda badan Iiraan oo ku hanjabay in ay xirayaan Marinka Hormus

Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan ayaa ku hanjabay in ay gabi ahaanba xiri doonaan marinka Hormus, haddii Mareykan...

Wafti ka socda DFS oo gaaray magaalada Xudur

Wafdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, halkaa...

MW Lafta-gareen oo Tababar u soo xiray ciidamo cusub

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka ti...

Ilaalada Kacaanka Iran oo sheegay inay beegsadeen diyaarad dagaal oo F-16 ah

Wakaaladda wararka ee IRNA oo soo xiganaysa waaxda xiriirka dadweynaha ee IRGC, ayaa ku warrantay in diyaaradda “ay 3:45 subaxnimo...

Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

Maraykanka ayaa soo bandhigay ciidan katirsan cutubka 82aad ee Hawada uga booda Diyaaradaha si ay u fuliyaan howlgallada culus ee ...

Maraykanka oo ku qasbanaaday in uu Iiraan ka dulqaado Xayiraadda

Iiraan ayaa guul kale oo muhiim ah ka gaartay dagaalkii billowday 28kii Febaraayo 2026 iyada oo markaan uu u furmay albaab 30 sano...

Tirada dadka ku dhintay roobabka xooggan ee Kenya oo korortay

Khasaaraha dhimashada ee ka dhashay roobabka lixaadka leh iyo daadadka ka jira dalka Kenya ayaa gaaray ilaa lixdan iyo labo qof....

Jabuuti oo ciidamo cusub usoo dirtay Soomaaliya

Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ciidamo cusub usoo dirtay Soomaaliya si ay qayb uga noqdaan howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM, ciidank...

Iiraan “Netanyahu waa inoo bartilmaameed”

War maanta kasoo baxay Ciidanka Ilaalada Kacaanta Iiraan ayaa looga hadlay wararka la hadal hayo ee la xiriira in ay duqeeyeen goo...

In ka badan 6 duullimaad oo muwaadiniin Maraykan ah oo maanta laga qaadayo Tel A...

Shirkadda diyaaradaha Israa’iil ee El Al oo fulinaysa heshiis ay la gashay Maraykanka ayaa maanta daabulaysa muwaadiniin haysta dh...

Itoobiya oo ku dhawaaqday tallaabooyiin ay uga jawaabayso dhibaato ka dhalatay d...

Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide ayaa ugu baaqay shacabka iyo shirkadaha shidaalka inay tashiilaan ama ay yaryareeyaan, ...

DFS oo ka hadashay kororka qiimaha Shidaalka, iyadoo farriin u dirtay Ganacsatad...

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac  ka muujisay kororka ku yimid qiimaha shidaalka ...

SBC Radio Live

Facebook Feed