Somali News

MW Xasan oo furay shirka Iskaashiga Ganacsiga Soomaliya iyo Mareykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyey Shirka Iskaashiga ...

DFS oo furtay 52 Wado oo Muqdisho ku yaala

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay qorshaha dib loogu fu...

Golaha Shacabka oo Ka Dooday Heshiiska Aaga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika

Kalfadhiga 7-aad, kulankiisa labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay xarunta Golaha Shacabka, iyad...

Trump oo baaq degdeg ah u diray Israa’iil kadib jawaabtii Xamaas

Madaxweynaha Maraykankan Donald Trump ayaa u sheegay Israa'iil inay si deg dega u joojiso duqaymaha magaalada Qasa ka dib ogolaa...

Ciidanka Xoogga Dalka oo qabsaday Degmada Awdheegle

Howlgal si wadajir ah ay u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Midowga Afrika ee AUSSOM gaar ahaan kuwa Uganda waxaa u suuraga...

MW Xasan Sheekh ”Muqdisho ma sii ahaan doonto magaalo ciriiri ah”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu mas’uul ka yahay maareynta dhulka magaa...

Maxay ansixiyeen Golaha Wasiirada Soomaliya ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda ee ku aaddan...

Kolombiya oo dalkeeda ka caydhinaysa diblumaasiyiinta Israa’iil

Madaxweynaha Kolombiya, Gustavo Petro ayaa ku dhawaaqay in uu amar ku bixiyay in dalka laga saaro dhammaan diblomaasiyiinta Isra...

Booliiska Muqdisho oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan dhac iyo dhaawac

Ciidamada Booliiska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhiga degmada Garasbaaley ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo ...

RW Xamse oo amar cusub duldhigay Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux ayaa dalab hor dhigay Ra’i...

SBC Radio Live

Facebook Feed