Somali News

Maraykanka & Israa’iil oo duqaymo ku beegsaday Jaamacadda farsamada gacanta...

Isbahaysiga Maraykanka iyo Israa’iil ayaa saakay weerar duqayn ah kula jarmaaday goobo kala duwan oo ku yaalla Tehran & Isfaha...

Koonfur Galbeed oo shaacisay liiska xildhibaanada cusub

Guddigii doorashada ee dhawaan magacaabay madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa caawa shaaciyay liiska xildhib...

DFS oo kaabiga ku haya magaalada Baydhabo

Xiisad colaadeed ayaa la dareemayaa inta u dhaxaysa magaalooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba oo qiyaastii 60 km isu jira, taas oo u d...

RW Xamse oo xilka qaadis ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xilalkii ka qaaday wasiiru dowlayaaashii Batrool...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Waa in si degdeg ah Gen. Mahad xabsi guriga looga sii...

Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa dowladda Federaalka ah ku eedeeyay xil...

Trump oo la amakaagay oo la yaaban madaxda Iiraan

Warbixin ku saabsan qoraal uu Trump ku soo qoray baraha bulshada, wuxuu hadda ku tilmaamay diblomaasiyiinta Iran kuwa “aad u kal...

Spain oo mar kale garab istaag u muujisay Shacabka iyo Dowladda Iiraan

Ra’iisul Wasaaraha dalka Spain, Pedro Sánchez, ayaa si adag uga hadlay xiisadaha ka taagan Bariga Dhexe, isaga oo si gaar ah diira...

Kulan looga hadlay Amniga Magaalada Baraawe

Kulan looga hadlay amniga Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa dhexmaray Saraakiisha Ciidanka Amniga Dowladda Feder...

Faahfaahin ka soo baxeysa weerar lagu qaaday warshad nukliyeer oo ay Iiraan leed...

Hay'adda Caalamiga ah ee Quadda Atoomikada ee magaceeda loo soo gaabiyo IAEA, ayaa sheegtay in Iiraan ay ku wargelisay in gantaa...

Iiraan oo soo ridday diyaarad hawadeeda mareysay

Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay inay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Hermes, xili ay mareysay ...

Militeriga Soomaaliya oo beeniyay in Diyaarad ku dhacday Magaalada Baydhabo

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa si adag u beeniyay warar saacadihii la soo dhaafay lagu baahiyay qaar ka mid ah wa...

DFS oo shaacisay in dalka galayo Marxalad doorasho qof iyo cod ah

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu shaaciyay in dalka galayo doorashooyin t...

SBC Radio Live

Facebook Feed